asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

mawliidka-nabiga-csw2

Home » somali news »

roobab lagu diirsaday oo ka da, ay bariga afrika

iROOBDhamaan wadanka soomaaliya waxaa ka si wayn uga hooray roobkii guga, roobabka aad lagu diirsaday ayaa ka da,ay  inta badan dalka soomaaliya, wariyaha ilays.com ee ku sugan gobolka ay kenya gumaysato ee NFD ayaa sheegay in gobolkaas ay ka da,een roobab aad u xoog badan, roobka ayaa is haya kenya ilaa gobolka jubada hoose, wararka kale  ee naga soo gaaraya gobolka ay xabashidu gumaysato ee soomaali galbeed ayaa sheegaya in gobolkaas  ay ka da,een roobab lagu diirsaday, majirto 18ka gobol ee soomaaliya meel uusan ka di,in roobka guga, dadwaynaha ku dhaqan  afrikada bari  ayaa aad ugu farxay roobabkaan sida wanaagsan uga hooray, waxaase cabsi aad u wayn laga qabaa i roobkaanu isu badalo mid gaysta fatahaad aad u xoog badan, dadwaynaha  ku sugan goobaha aya sida wayn uga hooreereen roobabka ayaa ka walwalsan inuu xirmo isu socodka magaalooyinka, 24kii saac ee la soo dhaafay waxa gobolka NFD ee ay gumaysato kenya ka socday  roobab ma hiigaan ah, roobabkaan ayaa wax wayn ka taridoonaa abaatii dabada dheerayd ee ka jirtay bariga afriga. wariye maxamad cali muqdisho

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :