asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

mawliidka-nabiga-csw2

Home » somali news »

tacsi sahra axmad jaamac

SAHRO JAAMAC Allha u naxariistee  waxaa geeriyootay fanaanadii waynayd ee qaranka soomaaliya sahra axmad jaamad, sahra ayaa ku geeriyootay caasimada labaad ee soomaaliya hargaysa. sahra waxaa ay ka mid ahayd  fanaaniitii u horaysay  ee hobolada waabari. halkaan waxaan tacsi tiiraanyo leh uga gudbinaynaa  djamaan ehelkii iyo qaraabadii iyo awlaadii iyo saaxibadii  iyo fanaaniintii ay ka baxday sahro jaamac waxaan lee yaha ysamir iyo iimaan allha idinka siiyo, aydana danbigeedii allaha dhaafo/ aamiin

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :