asmaul-husna waqtiga-salaada1-
google

uirurka xaqdhaworka soomaaliya

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

Hambalyo 1da luuliyo xornimadii soomaaliya

hambalyo 1da luuliyoHambalyo 1da luulyo maalnta xornimadii dalka soomaaliya, 1da luuliyo waa maalin ku wayn umada soomaaliyeed waana maalintii ay umada soomaaliyeed ka xorowday gumaysigii cadaa ee reer yurub,  dalka soomaaliya waxaa uu xuriyadii helay 1da july 1960kii, xornimadaa laga helay gumaysiga ma ahayn mid iska timid ee waa mid ku timid muruq iyo maal iyo maskax midaysan oo ay soomaalidu isticmaashay, umada soomaaliyeed waxaa ay dagaal uu dhiig badan ku daatay la galeen gumaysigii haystay dalka soomaaliya, gumaystaha ay soomaalidu ka xoraysay dalkooda waxaa ay ahaayeen talyaani iyo ingiriis, ururadii sida wayn ula dagaalamay gumaysiga waxaa ka mid ahaa ururkii dhalinyada syl, soomaalidu markii ay xuriyada heshay ka dib waxaa ay ku dhaqaaday inay raadiso gobolkii soomaali galbeed iyo nfd oo  gumaysigii reer yurub uu u gacan galiyey  xabashi iyo kenyati, 1977dii ayaa dalka soomaaliya waxaa uu dagaal ku qaaday dawlada xabashida oo gumaysi ku haysatay gobolkii soomaali galbeed, waxaana xabashi laga gacan mariiyey dhamaan gobolkii soomaali galbeed, waxaana halis galay in la qabsado  xaasida xabashida ee adiss ababa kadib markii ay ciidamada soomaalidu ay cagta la mariyeen awoodii xabashida, ayaa xabashida waxaa u soo gurmaday  ruush iyo cubo iyo libya iyo yemen iyo ciidamo kale oo  farabadan oo reer yurub, taasoo suurta galaisay in ciidamadii soomaalidu ay dib u gurtaan, si kastaba ha noqotee wali soomaali kama tana sulin inay awood kula soo noqoto nfd iyo soomaali galbeed,

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :