asmaul-husna waqtiga-salaada1-
google

uirurka xaqdhaworka soomaaliya

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

asxaabulfiil soomaali ah oo xajkii isbaaro u dhigtay

isbaaro xajjGaangistaro soomaali ah ayaa isbaaro xoog leh u dhigatay xujaydii soo gudaynaysay waajibaadka xajka, dalka soomaaliya waxaa ka dilaacay danbiilayaasha u xun caalamka, waa danbiilayaal aysan jirin wax ay ka xishoonayaan haba yaraatee, danbilayaashaas ayaa isbaaro u dhigtay rugni ka mid ah diinta islaamka, qawlaysatadaan ayaa diiday inay shacabka soomaaliyeed si nabad ah u soo xijiyaan, hadii aan qeexno danbiilayaas ayaa ah shirkado qawlaysato ah oo degan soomaaliya, shirkadahaas ayaa xujayda soomaalida ah ku sameeyey  dhibaatooyin balaaran oo sababay in xujay badan ay awoodi waayeen inay soo xajiyaan, danbiilayaasha ayaa xijayda isugu daray  dhac iyo boob iyo qiyaano, danbiilayaashu waxaa ay xujayda ka qaateen lacag aysan awoodin, waxaa ay  xujayda soomaalida ku qasbeen in wixii ay doonaan  ku sameeyaan. danbiilayaashu sanadkaan  2018ka waxaa ay sabab u noqden in 1300 oo xujay soomaali ah ay awoodi waayeen inay soo xijiyaan, laba shirkadood ayaa sabab u noqday inay baaqdaan xujaydaas, si kastaba ha noqotee danbiilayshaas ayaa ku sifoobay qoonkii la halaagay ee asxaabul fiil, waxaana ay umada soomaaliyeed ee muslimiinta ah ay dhawrayaan waxa dhexmara rabigii kabcada iska lahaa iyo danbiilayaasha isbaarada dhigtay kabcada, ugu danbayntii xujayda soomaaliyda ah ee sanadakaan xajka wayday waxaa ay si wada jir ah u habaareen shirkadaha asxaabulfiilka ee isbaarada dhigtay habcada. sc xuseen xasax nairobi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :