asmaul-husna waqtiga-salaada1-
google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

khayre1

Home » somali news »

cambaarayn duulaanka qaawan ee xabashidu ku hayso shacabka SGB

DUULAANKA OROMADAWaxaa dhawaanahaan aad u xoogaysanayana duulaanada ay xabashidu ku hayso shacabka soomaaliyeed ee degan gobolka soomaali galbeed, dawlada wareersan ee xabashida ayaa weerar culus ku qaaday dhamaan degaamada uu ka kooban yahay dhulka soomaali galbeed, maamulka xabashida ayaa damac ka galay inay dhulka soomaalida ka dhigaan meel ay leeyihiin xabashi, dawlada qariban ee xabashida ayaa hubaysay dhamaan shucuubta xabshida ay ood wadaga yihiin shacabka soomaali galbeed, dagaalka ay dawlada xabashidu ay ku hayso shacabka soomaali galbeed ayay ku doonaysaa inay calaamka u tusto inay soomaalida la dagaalamayaan dad shacabka ah, dagaalka barakicinya ah ee ka socda dhulka soomaali galbeed waxaa hogaaminay oo ka qayb qaadanayaa dhamaan madaxda iyo milatariga dargiga, dhanka kale maxay tahay oromo ? oromo waa shacab xabashi ah oo ka mid ah shucuubta cadawga ah ee ka soo jeeda dawlada cadawga soo jireen ah ee itoobiya, horjoogaha xabashida abiyey ayaa ah midka hada dhibaatada  ku sii kordhiyey shacabka soomaalida galbeed, si kastaba ha ahaatee waxaan cambaaraynaynaa dhibaatada joogtada ah iyo barakicinta ay dawlada xabashidu ku hayso shacabka soomaaliyeed ee degan gobolka soomaali galbeed, waxaan lee nahay xabashi waa inoo dagaal ilaa qiyaamaha.

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :