asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

mawliidka-nabiga-csw2

Home » somali news »

ciid mubaarag dhamaan muslimiinta oo dhan

ciid mubaaragHambalyo ciid mubaarak ciid mubaarak, halkaan waxaan hambalyo iyo bogaadin uga diraynaa dhamaan muslimiinta meel ay dunida ka joogaan waxaan leenahay farxad iyo nabdgalyo ciida, waxaan hambalyo khaas ah u dirayaa dhamaan umada soomaaliyeed meelwalba oo ay dunida ka joogaan, waxaan aygana leenahay farxad iyo amaan ku ciida, waxaa kale oo aan hambalyo u dirayaa dhamaan aqristayaasha ku xiran bogga ilays waxaan leenayah hambalyo ciidan ciideeda farxad iyo nolol wacan ku gaara. ugu danbayn ciida fadligeeda dalka iyo dadka soomaaliyeed allaha siiyo nabadgalyo iyo dawladnimo, qabyaalada iyo fawdadana allaha ka dulqaado. aamiin

كل عام و انتم بخير )

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :