asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

khayre1

Home » somali news »

libaax jiran jiir baa hunguri ka galaa

jabuuti1Sidii uu qalaasahu soomaaliya uga dhacay dalka iyo dadka soomaaliyeed waxaa hunguri ka galay umado badan  oo lagu tiriyo inay yihiin kuwo liita, maantay waxan qoraal kooban ku soo qaadanayaa waxa ay yihiin jabuuti, umado badan oo caalamka ku nool hadii aad waydiiso mataqaanaan dal iyo dad layiraahdo jabuuti waxaan filayaa inaysan garanayn, hadii aan yara qeexno waxa ay yihiin jabuuti, jabuuti waa dad yar oo ka saaqiday dalka iyo dadka soomaaliyeed, waa dad yar oo ku nool buqcad yar oo u kulul oo ku taala geeska africa, jabuuti waa dad yar oo uu gumaysigii faransiisku ka lumiyey asalkoodii iyo faracoodii ehelkoodii iyo soomaalinimadoodii, gumaysigii faransiiska waxaa ka xoreeyey umada soomaaliyeed , 1977 ayaa laga filayey inay reer jabuuti soo racaan walaahooda soomali laakiin waxaa ay abaal nooga dhigeen inay magac soomaali ka raad gataan, tan iyo 1977 reer jabuuti waxaa ay ka foganayeen wax kasta oo ay soomaali ugu soo dhawaan karaan, jabuuti waxaan ay wali daba socdaan maxmiyadii faransiiska iyo cid kasta oo cadow u ah umada soomaaliyeed, dagaaladii faraha badnaa ee umada soomaaliyeed la gashay cadawgii xabashida reer jabuuti waa diideen iyo af iyo adin ugu hiiliyaan umada soomaaliyeed, 1991 jabuuti waa diideen inay wax taraan walaahooda soomaliyeed , jabuuti waxaa kamid noqdeen dawladihii ciidamada lugooyada ah u soo diray soomaaliya, sida kenya iyo xabashida iyo uganda,,jabuuti waxaa lagu tiriyaa dawlada ugu cadowsan dalka soomaaliya, ayada oo ay sidaas tahay ayaa waxaa maskaxdayda qaadan wayday hadal ka soo yeeray jabuuti oo ah maxay soomaali ula heshiisay dawlada eritria, waxaan iswaydiiyey goorma ayey jabuuti yeelatay awooda ay soomaaliya wax ugu diidi karto ama wax ku ogolaan karto, jabuuti sow ma ahan kuwii soomali ka falaagoobay , jabuuti sow ma ahan kuwii aan faransiiska ka kicinay, jabuuti sow ma ahan kuwii xabashi ku daawanayey xasuuqa , si kastaba ha noqotee jabuuti waxaan u arkaa caruur caasi ah oo waalidkood habaray, si kastaba ha noqtii waxaan iswaydiinaynaa soomaali kuwee xiga eritaria iyo jabuuti, anigu waxan qabaa inay reer jabuuti aysan ehel iyo walaalnimo iiga xigin kenya iyo itoobiya, hadaba umada soomaaliyeed sida ay ku tala jirto markii ay dawlada soomaaliyed xoogaysato cida u horaysa ee talaabo laga qaadidoono ayaa ah maalmulka jabuuti , waxaana lagula xisaabtamidoonaa wixii ay soomaali ku faleen 28kiisano e la soo dhafay, ugu danbayn maamulka jabuuti marna yuusan umada soomaaliyeed ka filin wax wanaag ah, waxaan ku soo gababaynayaa jabuuti farqaha ha u hoorsato xumaan iyo samaan wixii soomaaliya u yaala.

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :