asmaul-husna waqtiga-salaada1-
google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

khayre1

Home » somali news »

tacsi cabdi jaamac nuur

cabdi jaamac nuurInaan lilaahi wainaa ilaahay raajicuun, halkaan waxaan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa dhamaan ehelka iyo qaraabada iyo awlaada iyo qabiilada iyo asxaabtii uu ka baxay allaha u naxariistee cabdi jaamac nuur waxaan leenahay samir iyo iimaan alaaha  idinka siiyo. asagana janadii fardowso allaha ka waraabiyo, marxuumku waxaa uu bishii jully ku dhintay xerada qoxootiga hagadera, waxaana uu ifka uga tagay 6 caruur ah 3 wiil iyo 3 gabdhood, waxaan tacsi khaas ah u dirayaa marxuumka walaashiis madiino jaamac nuur iyo hodan nabadoon waxaan marlabaad lee nahay samir iyo iimaan allaha idinka siiyo,

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :