asmaul-husna waqtiga-salaada1-
google

uirurka xaqdhaworka soomaaliya

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

xabashi xasuuqday shacab soomaaliyeed

cadawga xabashidaWararka ka imaanay gobolka ay xabshu gumaysato ee soomaali galbeed ayaa sheegaya in cadawga xabashidu uu xasuuqay dad shacab ah oo soomaali ah, dadka ay xabshidu xasuuqday ayaa tiradooda lagu sheegay 15 ruux, waxaana dhaawax ah dad badan oo aan tiradooda la sheegin,deegaamada ay xabashidu dadka soomaalida ah  ku xasuuqday ayaa lagu sheegay deegaanka baabili iyo iyo tuli guuleed, dadka ay xabashidu xasuuqday ayaa isugu jira caruur iyo haween wayeel iyo dhalinyaro, duulaankaan ay xabashidu ku hayso umada soomaaliyeed ma ahan mid hada soo bilwday, waxaana uu socday 800 00 sano, mana ahan mid ay joojin doonto ilaa iyo inta qof soomaali ah nool yahay, sida kaliya ee xabashi looga nabad gali karo ayaa ah in la iska dhiciyo, dhibaatada ay xabashidu ku hayso shacabka soomaaliyeed waxaa sii xoogaystay markii ay dhacday dawladii dhexe ee soomaaliya, xasuuqii u danbeeyey ee foosha xumaa waxaa gaystay  ciidan uu wato xabashi lagu magacaabo Lema Magarsa kaasoo ay xabashidu u dooratay dabar goynta umada soomaaliyeed, si kastaba ha noqotee soomaalidu waxaa ay ku maahmaahdaa (dameer iyo xabshi ooda u dhow ayey daaqaan),. umada soomaaliyeed waa inay u istaagtaa sidii ay xabashi iga dhicin lahayd.

halkaan waxaan tacsi tiiraanyo leh uga gudbinaynaa ehelka iyo qaraabada ay ka baxeen dhamaan shacabkii  soomaaliyeed ee ay xabashidu xasuuqday, waxaan lee yahay samir iyi iimaan allaha idinka siiyo, ayagana danbigooda allaha dhaafo, intii dhaawacan tayna allaha caafiyo. aamiin

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :