asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

khayre1

Home » somali news »

xagee ku danbeyey danbiile cabdi ilay

danbiile ilayWax walba oo soo mara taariikha soomaalida waxaa loo bahan yahay inaan taariikh ka barto, dhulka ay soomaalidu degan tahay ee xabashidu gumaysato waxaa soo maaray taariikho  badan oo madow oo aad fool xun oo uu ka danbeeyey gumaysiga xabashidu, taariikhahaas hadii aan mid ka mid ah sooqaadano ayaa ah tii uu cabdi iley ku dhigay shacabka soomaaliyeed ee degan gobolka soomaali galbeed, cabdi ilay ayaa gobolkaas ka gaystay xasuuq aad u badan oo uu kula kacay shacabka soomaali galbeed, cabdi ilay oo u adeegaya maamulka xabashida ayaa gobolkaad ka gaystay dhibaatooyin aan horay u soo marin dadka dunida ku nool, isku celcelin shacabka soomaliyeed ee uu xasuuqay cabdi ilay ayaa tiradooda lagu sheegainay ka badan yihiin 84744 ruux, markii uu cabdi ilay dadkaas xasuuqayey waxaa waji sharafuga raadinayey  xabshida oo cadaawada soomaalida ay aad ugu fogaatay, dnbiile cabdi ilay xabashi waxaa ay abaal uga dhigtay in barqadii jigjiga ka cayriyaan, si kastaba ha ahaataa waqtigaan cabdi ilay noloshiisu qaymo dunida kuma lahan , waxaana filayaa inuu xabaashii milas sanawi uu kudul baroondoono sidii uu markii hore uu baqtiyey sanawi ugu dalbaroortay, si kastaba ah noqotee  danbiilayaashii ka qaybqaatay xasuuqii uu cabdi ilay ka gaystay  gobolka soomaali galbeed waa lagula xisab tami doonaa , ugu danbayntii soomalidu waxaa ay ku maahmaahda( abeesi iyo xabashi midna saaxiib malahan, waxaan ku baaqayaa in xabashi lala saaxiibin ilaa ay ka baxdo dhul ay soomaali lee dahay. wariye xasan feer feer

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :