asmaul-husna waqtiga-salaada1-
google

uirurka xaqdhaworka soomaaliya

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

xariga cabdi iley ma dadkii uu xasuuqay ayaa xabaasha ka soo noqon

cabdi ilayWararka aan ka helayno maamulka xabashida ayaa sheegaya inay saaakay danbiile cabdi iley xabsi loo taxaabay, ujeeda ay xabshidu u xirtay danbiile cabdi ilay ayaa ah mid ka mid dhaqamada ay xabishidu leedahay, taariikhda xabashida lagama heli karo qof soomaali ah oo xabashi la shaqeeyey oo nabadgalay, xabashidu ma lahan axdi iyo magan, waxaa kaliya oo xabshi nabad ka hela qofkii iska dhiciya, xabashi waxa ay tahay waxaa idiinka filan waxa ay ku sameeyeen mujrimkii xabashida u adeegi jiray ee cabdi ilay,  hadaba waxan iswaydiinaynaa cabdi ilay dadkii soomaaliyeed ee uu xasuuqay ma asagaa maskaxdiisa ka maagay mise xabashi ayaa u dirtay, waxaan iswaydiinaynaa hadii dhagax lagugu soo tuuray uu kugu dhaco ma waxaad qabsanaysaa  dhagaxii mise qofkii kugu soo tuuray?  cabdi ilay waxaa uu ahaa dhagax, waxaana shacabka ku soo tuuray xabashi, wixii dhib ah ee gaaray shacabka soomaali galbeed waxaa si toos ah ugu gaystay xabashi, dhanka kale intii uu cabdi iley uu xasuuqayey shacabka soomaaliyeed abiyey axmad muxuu itoobiya ka ahaa?abiyey itoobiya waxaa uu ka ahaa hogaanka CID da itoobiya, dhamaan wixii gobolka soomaali galbeed ka dhacay horjooge abiyey axmad waxbuu  ka ogaa, si kastaba ha noqotee shacabka soomaali galbeed waa og yihiin wixii ay xabshu ku fashay, ilaa qiyaamuhu ka dhaco ma aamini doonaan xabashi, xariga cabdi ilay umada soomaaliyeed uma arkaan  wanaag loo sameeyey, cabdi ilay waxaa uu ahaa doqon xabashi u adeegaya, hadii ay xabashi xirto iyo hadii ay disho cabdi iley ma ahan mid umada soomaaliyeed danqinay, ugu danbayn kumaankumkii uu cabdi iley ku dilay gacantiisa waxaa ay janada wadajoogaan malaayiin soomaali ah oo ay xabshi dishay. by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :