asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

khayre1

Home » somali news »

dawlad la mucaarado laga ma macaasho

dawladWaa maxay dawlad? dawlad waxaa ah nidaamkii leh dal iyo dad iyo calan iyo magac  iyo ciidan iyo dastuur iyo  sharci iyo aqooni caalami ah, dawladnimadu waa nidaam ay ku heshiiyeen busho dal ku wada nool, hogaanka dawladuna waxaa uu ka soo dhexbaxaa baxaa bulshada, dawladuna waxaa ay utaagan tahay ilaalinta iyo hurumarinta dalka iyo dadka, dawladu waxaa ay u taagan tahay booska ay hooyadu uga jirto caruurta, hooyaduna waa ogsoon tahay ubadkeeda mid walba waxa uu ku saygan yahay,dawladuna aad ayey u indha dheer tahay,shacabkeedana mid mid ayey ula socotaa , maxay yihiin ku mucaaradka ku ah dawlada ? mucaradka  dawladu waa kuwo ka falaagoobay umada soomaaliyeed, waana kuwo doonaya inay dumiyaan dawlada ka dib ay fushadaan danahooda khaaska ah, qofka diidan dawladnimada waa qof diidan nabada iyo hurumarka dalka iyo dadka, mucaarad dawladeed hadii aad aragto waa kuwo ay dabada ka wadaan shisheeye doonaya inay boobaan khayraadka dalka iyo dadka, shaqsiga dawlad diidka ahi waxaa uu ku danbeeyaa guuldaro, hadii aan dib u jaleecno taariikhdii xukuumadihii soomaray soomaaliya dhamaan kiwii mucaradka ku ahaa wixii ay ku danbeeyeen cidwaliba waa la socotaa, waxaa ay ku danbeeyeen guuldaro iyo ceeb iyo sumcadxumo,waxaana ay soomaaliya uga tageen taariikh  madow, hadaba dawlad la mucaarado laguma macaasho, cidii saluugsan nadaamka dawladnimo ee hada jira ayaga oo aan shisheeye doonan dawladooda hala xisaabtamaan, ugu danbayn soomalidu waxaa ay mu maahmaahda(nin xaaskaaga u jeeda gabadhaada madoono) ujeedada maahmaahda ayaa ah qof u jeeda inuu shisheeye u adeego ma doonayo inuu umada soomaaliyeed wax la qaybsado. by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :