asmaul-husna waqtiga-salaada1-
google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

khayre1

Home » somali news »

dawlada oo talaabo ka qaday kuwii dilay axmad dawlo

dawlada yariisoowDawlada soomaaliya ayaa talaabo muuqata ka qaaday danbiilayaashii falka argagaha lahaa u gaystay axmad dawlo,  dawlada soomaaliya ayaa gacanta ku soo dhigtay qaar ka mid ah gacan ku dhiiglayaashii, qaar kalena waxaa ay u baxsadeen gobolada walina waa la baadi goobayaa, madaxda dawlada soomaaliya ayaa booqday qoyskii uu ka soo jeeday marxuum axmad dawlo, waxaana ay uga tacsiyeeyeen geerida wiilkoda,waxaa kale oo ay balan ku qaadeen inay ogoonta uu ka tagay marxuumku ay kaalmayn doonaan, mudane injineer yariisow oo hogaaminayey wafdiga dawlada ee booqday tacsida ayaa wacad ku maray inay sharciga marin doonaan kuwii ka danbeeyey falka lagu dilay marxuum axmad dawlo, talaabada ay dawladu qaaday waxaa aad ugu farxay oo soo dhaweeyey umada soomaaliyeed meelwalba oo ay joogto , waa arin meesha ka saartay cuqdadii ay shacabka soomaaliya ka qaadeen  dilkii foosha xumaa ee loo gaystay axmad dawlo, dhanka kale dilka axmad dawlo ma ahayd dil ay gaysatay qabiilo, waa dil ay gaysteen shaqsiyaad, waligeedna waa dhici jirtay in shaqsi danbi galo, halkaan waxaan ka cambaaraynyaa dadka daalimiinta ah ee baraha bulshada ka wada aflagaadada iyo dulmiga iyo qabyaalada ay ku sii kala fogaynayaan shacabka soomaaliyeed ee walaalaha ah, ugu danbayn waxaa aad u soo hagaagaya rajada dawladnimo ee soomaaliya, shan sano ka hor soomaaliya lagama aqoon qof inta waxdila ka baqa inay dawladi inta soo qabato ay maxkamad gayso, basle qof walba waxaa uu ka baqayaa in hadii uu danbi sameeyo la soo xiro, taasina waa ilaahay mahadiis. by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :