asmaul-husna waqtiga-salaada1-
google

uirurka xaqdhaworka soomaaliya

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

-Michael-Keating muxuu uga tagay soomaaliya ?

Michael-KeatingWaxaa  dalka soomaaliya ka huleelay ergaygii ay qaramada midoobay u soo xil saaratay dalka soomaaliya kaasoo lagu magacaabi jiray -Michael-Keating,  ergaygaasu  waxaa uu dabar aad u dag ku xiray qaranimadii iyo wadajirkii dalka soomaaliya, ergaygaasu istii uu dalka soomaaliyeed  joogay waxaa uu ka shaqeeyey sidii ay meesha uga bixi lahayd jamhuuriyad midaysan oo la yiraahdo soomaaliya, Michael-Keating waxaa uu kaba bir ah u galiyey qof kasta oo cadow ku  ah dalka iyo dadka soomaaliyeed,-Michael-Keating waxaa uu awood madaxwayne siiyey hogaamiyaasha maamul qabiilada,Michael-Keating waxaa oo uu cuuryaamiyey horu socdkii dawladnimo ee dalka soomaaliya, -Michael-Keating waxaa uu  jaanid ay dadka ku xasuuqaan siiyey kooxda yar ee argagixisada ah ee shabaab, Michael-Keating waxaa uu awoodii ciidamada amisom ku koobay  inay xeryahooda joogaan oo aysan cidna la dagaalamid, -Michael-Keating umada soomaaliyeed waxaa uu ku riday rajo beel aad u  badan, -Michael-Keating waxaa uu saaxiibdhow ka dhigtay danbiilayaal dawlad diid ah, -Michael-Keating waxaa shahaado sharaf gudoonsiiyey  horjoogayaasha dawlad diidka ah  ee ku sugan soomaaliya,-Michael-Keating waxaa uu dalka soomaaliya ka tagay ayada oo ay socdaan dagaalo badan oo u dhexeeya qabiilada iyo qaraxyo ay fulinayaan dalnbiilayaal, waxaan uu  cuuryaamiyey  dhamaan amaankii iyo kala danbayntii soomaaliya, soomaalidu waxaa ay ku maahmaahdaa (ayax tag eelana reeb)  -Michael-Keating waxaa uu ahaa shaqsi fulinayey lugooyadii ay hayada qaaramada midoobay  ku haysay soomaaliya, si kastaba ha noqotee-Michael-Keating waxaa uu aad ukal fogeeyey umada soomaaliyeed,  -Michael-Keating ma ahayn ergay ku soo tala galay inuu dalka soomaaliya haba yaaraatee wax u qabto,-Michael-Keating waxaa uu ahaa nin haya raadkii ay hayeen ergadii asaga ka haoraysay, waxaa xusid mudan lugooyadii  uu egaygii mahiga ka gaystay soomaaliya waxaa xusid mudanlogooyadii uu ergaygii nichloas key ka gaystay soomaaliya, dhamaantood ergadaasu waxaa ay ahaa yeen kuwo ka shaqanayey lugooyada soomaaliya, ugu danbayntii shacabka soomaaliyeed 28 sano ka dib waa ka daaleen lugooyada QM ay ku hayso soomaaliya,waxaana ay shacabka soomaaliyeed jeclaan lahaayeen inay qaramada midoobay shanta kala baxdo dalka soomaaliya. by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :