asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

khayre1

Home » somali news »

side u ciqaabi jiray cabdi iley shacabka soomaali galbeed

DANBIILE abdi_ilEYWaxaa banaanka u soo baxay boqolaal ka mid ah shacabka soomaali galbeed  oo sheekaynaya tacadiyada uu cabdi iley ugu gaysan jiray xabsiga magaalada jigjiga, dambiile cabdi iley ayaa gobolka soomaali galbeed ka gaystay xadgudub ka dhan ah xuquuda aadanaha,  intii uu cabdi iley madaxda ka ahaa gobolka soomaali galbeed wixii ka dhacay gobolkaas waxaa lagu qiyaasaa inay ka darnaayeen wixii ka dhacay boosnia iyo myarma,  cabdi iley ayaa nolosha ku cadaabay dad badan oo soomaali ahaa, cabdi iley ayaa la sheegay inuu nolosha ku xabaalay dad aad u badan, tan iyo intii la xiray cabdi iley iyo jeelka jigjiga waxaa dibada u soo baxay kumaan kum ruux oo sheeganaya dhibaatooyinkii uu cabdi iley u gaystay, waxana ay ka sheekaynayaan wixii loogu gaystay xabsiga, danbiile cabdi iley waxaa uu u adeegayey xabashi wixii dhibaato ah oo loo gaystay shacab soomaaliyeed ee ku dhaqn soomaali galbeed waxaa ma suu liyadeda iska leh xabashi, si kastaba ha noqotee waxaan idiin soo gudbinaynaa jeelkii uu cabdi iley ku cadaabi jiray shacaba soomaali galbeed, daawasho wacan.

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :