asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

mawliidka-nabiga-csw2

Home » somali news »

arooskii ugu qaymaha bad naa aroosyada soomaalida oo ka dhacay ohio usa

aroos cajiibWaxaa dalka maraykanka ka dhacay  aroos aad u qaymo badan oo cid walba oo daawatay ama goob joog u ahayd aad u farxad galiyey, aroosklaan ayaa aad uga baraka badnaa aroosyada kale ee ay soomaalida qurbuhu dhigato, arooskaan oo dhexmaray laba ruux oo dhalinyaro ah oo lakala yiraahdo c/kariim maxamad aadan iyo nasro /crisaaq/c/naasir ayaa soo jiitay indhaca iyo qalbiga bulshada soomaaliyeed meelwalba oo ay dunida ka joogaan, arooskaanu  waxaa uu uga baraka badnaa aroosyada kale ee qurbaha iyo soomaaliya laga sameeyo , arooskaanu malahayn heeso iyo musig iyo dad qaawan oo isdhex boodaya, arooskaanu malahayn baaraanburada qabyaalada ka hadla ee ay haweenku ka tiriyaan aroosyada, xaflada  arooska waxaa lagu qabtay msaajid ku yaala ohio, arooska waxaa ka soo qayb galay bulsho aad u fara badan, meherka gabadhu ma ahayn dahab iyo doolar ee waxaa uu ahaa kitaab quraan ah, maashaa allah orooskaasu waxaa uu ahaa midku dayasho mudan , waana mida looga baahan yahay inay bulshada soomaaliyeed sameeyaan, allaha barakeeyo lamaanahaan bulshada soomaaliyeed waxaa ay u fureen jid wanaagsan. hanbalyo .by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :