asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

mawliidka-nabiga-csw2

Home » somali news »

deegaanka dhumay oo dagaal lagu dhumay ka dhacay

dagaal qabiilDeegaanka dhumay waxaa maalin ka hor ka dhacay dagaal lagu dhumay oo ay isaga hor yimaadeen laba beelood oo walaalo ah oo wada dega gobolka sool, dagaalkaas ayaa gayskay qasaarooyin badan oo isugu jiro dhimasho iyo dhaawac, dagaalka ka socda dhumay ayaa salka ku haya fidno ay hurinayaan dad waayeelo ah oo ay ka soo kala jeedaan qabiilooyinka ku dagaalamaya  gubolkaas, nabadoono dagaal oogayaal ah oo ay kala jeedaan laba beelood ayaa diiday inay nabadi ka dhacdo deegaanka dhumay, dagaalka ku soo noq noq day deegaanka dhumay ayaa loo waayey wax garad u istaaga sidii loo joojin lahaa colaada laba qabiil, sidoo kale maamul qabiileedka ka jira deegaankaas lagu dagaalamo ayaan waxtalaabo ah  qaadin, waliba waxaa la sheegay inay kala taageerayaan laba qabiil ee halkaas isku dilaya, si kastaba ha noqotee qabiilada isku dilaysa deegaan dhumay  ayaan ugu baaqynaa inay joojiyaan colaada, wanaa inay ka fakaraan dantooda iyo amaankooda. by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :