asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

mawliidka-nabiga-csw2

Home » somali news »

dhagar qabayaal qarxiyey shacabka baydhabo

baydhaboWararka ka imaanaya magaalada baydhabo ayaa sheegaya in qarax lagu laayey dad shacab ah oo aan waxba galabsan,  danbiilayaal argagixiso ah ayaa laba qarax oo waawayn la beegsaday shacab ku sugnaa bartamaha magaalada baydhabo, sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah qaraxyadu waxaa ay ahaayeen qaraxyo ismiidamin ah oo ay fuliyeen dhagarqabayaal isku soo xiray miinooyin, inta la og yahay qaraxyada  ay fuliyeed dhagarqabayaashu waxaa ku dhintay in ka badan 16 ruux waxaana ku dhaawacmay in ka badan 21 ruux, qaraxyada argagixisadu ka fulinayso shacabka soomaaliyeed waxaa dhinac socda diyaarado argagixiso ah oo si joogto ah dusha ka gaaracaya shacabka soomaaliyeed. halkaan waxaan tacsi uga diraynaa dhamaan ehelka iyo qaraabada iyo awlaadii iyo xaasaskii ay ka baxeen shacabkii galabta lagu xasuuqay magaalada baydhabo waxaan leenahay samir iyo iimaan ilaahay ha idinka siiyo, ayaga janadii fardowso allaha ka waraabiyo, intii dhaawacantayna allaha caafiyo. aamiin .

wariye eedan magaalada baydhabo

 

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :