asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

mawliidka-nabiga-csw2

Home » somali news »

hambalyo aroos wacan maxamed iyo suusan

aroos MAXAMED IYO SUSANWaxaa magaalada toronto ee dalka canada ka dhacay aroos aad u qiimo badan oo ay si wayn uga soo qayb galeen jaaliyada soomaaliyeed  ee ku dhaqan canada, arooskaas waxa isku calmaday lamaanayaasha kala ah maxamed c/qaadir xasan iyo suusan c /xasan. goobta ay xafladu ka dhacaysay waxa ad u buux dhafiyey dhalinyaro iyo waayeel iyo culumo iyo soomaalida noocyadeeda kala duwan, waxaana goobta loogu duceeyey lamanayaasha  nasiibka isu helay, maamulka ilays.com waxaa uu habalyo iyo bogaadin u dirayaa lamaanayasha riyoodu U rumowday ee kala ah maxmad iyo susan waxaan leenahay noqda qoys tarma oo isku waara.

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :