asmaul-husna waqtiga-salaada1-
google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

khayre1

Home » somali news »

jaarso iyo oromo goormay noqdeen jilib soomaali ka mid ah ?

Tribes-Surma-Ethiopia-Stick-Fight-Gun-670x438Gudaha soomaaliya waxaa ku soo butaacay malaayiin ruux oo  xabashi ah oo ka yimid gudaha itoobiya,  dadkaas xabashida ahi waxaa  ay si toos ah u degeen  gobolada bari iyo woqooyi galbeed, xabashida soo dagtay gudaha soomaaliya ayaa ah kuwo si qiyaano ah loogu deegaamaayey dalka soomaaliya walina waa socotaa,, xabashi badan oo la dijiyey gudaha soomaaliya ayaa bilaabay inay ku kala abtirsadaan beelihii soomaalida ahaa ee deganaa soomaaliya, hadaba waxaan soo qaadanaynaa qabiilka jaarso iyo oromada oo  ka mid ah qabiilada xabashida ee sida qiyaanada ah  ku degay gobolka woqooyigalbeed, qabiilka jaarso waa qabiil ka mid shacuubta xabashida sida oromada tigreeda, jaarso iyo caruusda waa qabiil xabashi ah ,asal iyo farac kuma lahan umada soomaaliyeed, jaarso waxaa ay ka mid tahay shucuubta xabashida ah ee 20kiisano ee la soo dhafay lagu deegaameeyey gobolka woqooyi galbeed, jaarso waxaa ay baratay afkii iyo dhaqankii soomaalida, waxaana ay ku abtirsatay qabiil ka mid ah qabiilada soomaalida, joorso iyo oromo iyo tigree iyo amxaaro waa shucuubta  xabashida, waana shucuubta sida wayn ula dagaalama soomaalida, jaarsada iyo oromadu waa isku halbeel waxaana ay ood wadaag yihiin soomaalida ku dhaqan gobolka soomaali galbeed, jaarso iyo oromo waxaa ay dagaal aan kala joogsi lahayn ku hayeen shacuubta soomaali galbeed, maamulka xabashida ee fadhigiisu yahay adis ababa ayaa jaarsada iyo oromada ku soo hubeeyey shacabka soomaali galbeed,

Oromada iyo uraagada iyo jaarsada iyo caruusada iyo amxaaradu oo ka mid shucuubta xabashida waxaa ka go,an inay degaan gudaha soomaaliya, waxaana arintaas daba socotaa damacii xabashida oo ahaa inay mustaqbalka dekada barbare wax ku yeeshaan, tan iyo 1991dii dalka soomaaliya waxaa ka sii baxayey shacab soomaaliyeed oo ad u badan , waxaana soo dagayey shucuub aad u badan oo xabashi ah sida oromada iyo jaarsada iyo uraagada iyo kuwo kale oo ka tirsan shacabka xabashida, waxaa xusid mudan dawlada tanzani shucuub badan soomaali ah si qiyaano ah u bililiqaysatay ugana dhigtay tanzanian, si kastaba ha ahaatee waxaa jira danbiilayaal soomaali ah oo ay soo kiraysatay xabashidu ay ku doodaan in oromo iyo jaarso iyo tigree ay soomaali yihiin, ugu danbyn oromada iyo jaarsada iyo uraagadu dalka soomaaliya marti waa ku ahaan karaan mudo cayiman laakiin ka mid ma ahan soomaali kumana abtirsan karaan, cidii isku  dayda inay xabashi ka dhigto soomaali waxaa ay mudan doontaa cawaaqibdaro aysan ka soo waaqsan. by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :