asmaul-husna waqtiga-salaada1-
google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

khayre1

Home » somali news »

maxaad ka xusuusataa dilalkii damuljadiid ay ka fulin jireen soomaaliya

xasuuqII-damuljadiid-Dalka soomaaliya waxaa soo maray dilal aad u badnaa ee lagula kaco dadka wariyayaasha iyo fanaaniinta ,kuwaas oo ahaa kuwo aan waxba galabsan ,ururkii damuljadiid ee labasano ka hor ka talin jiray soomaaliya ayaa ahaa urur argagixiso ah oo siwayn u ugaarsan jiray waxgaradka iyo siyaasiyiinta culumada macalimiinta suxufiyiinta fanaaniinta  nabadoono , injineerada iwm,waxaa kale oo ay si joogto ah u layn jireen dad shacab ah oo aan waxba galabsan oo waliba birimagaydo ah, ururada argagixisada ah ee ku sugan soomaaliya waa ka siman yihiin xasuuqa shacabka soomaaliyeed, hadii aan soo qaadano ururka shabaab iyo ururka maxkamadaha iyo ururka al itixaad  ayaa ku edaysan inay ugaarsadeen oo hadana laayeen  dad aad u badan oo isugu jira waxgaradka iyo siyaasiyiinta iyo macalimiinta iyo culumada iyo saraakiisha ciidamada, balse ururka damuljadiid ayaa asagu ku eedaysan inuu si gooni ah u xasuuqay fanaaniita iyo wariyayaasha iyo injineerada aad u badan .intii ay damuljadiid ka talinayeen soomaaliya tirada wariyayaasha ah ee lagu dilay soomaaliya ayaa  kor u dhaafay 175 wariye waxaana dhaawac ah 200 wariye , allaha u naxariistee wariyayaashaas ayaa ahaa kuwo ku hawlanaa hawl maalmeedkooda , waxaana midwalba loogu tagay halkii uu ka shaqanayey, ururka damuljadiid waxaa sido kale si aan gabasho lahay uuu u laayey fanaaniin badan oo soomaali ah, laynta fanaaniinta ayuu ururku damuljadiid u adeegsaday xabad iyo sumayn, ujeedada ka danbaysa in damulladiid ay xasuuqan fanaaniinta iyo wariyayaasha ayaa ah mid ay ku doonayaan inay dadka afka iyo indhaha ka daboolaan , kadibna ku talaalaan afkaar shisheeyey oo ay huwan yihiin, fanaaniinta ay xasuuqeen ayaa gaaraya 25 , wxaa sidoo kale ururka damuljadiin uu xasuuqay balaaran kula kacay  injineero farabadan, hadaba irimaha ay ku midaysan yihiin ururada argagixisada ah ee soomaaliya jooga ayaa ah ugaarsiga cidkasta oo ku tuhmaan  inuu yahay qof cod leh ama caqli leh ama wax og ama aqoon leh , xiriirka ka dhexeeya ururda argagixida ah  iyo dawladahaan shisheeye ee walaaqaya soomaaliya ayaa ah mid afgarad ah oo ay qolo waliba danaheeda ka fushanayso soomaaliya, qolo waxaa ay gurnaysaa dhaqaalihii ku jiray baada iyo barriga iyo buuraha, qolana dadka madaxooda  ka samaynayaan dhaqaalo , si kastaba ha noqotee ururka argagixisada ah ee damuljadiid ayaa dhaqdhaqaaq siyaasdeed ka wada soomaalya, walina waxaa ay doonayaan inay meeshii hore ka sii wadaan dilalkii uu ku hayey wariyayaasha iyo fanaaniita iyo injineerada, fanaanadii u danbaysay ee ay ururka damujadii ay dileen ayaa ahayd Umu Shariif oo ahayd fanaanad da, yar oo ay sumeeyeen, waryadii u danbaysay ee ay dileel damuljadiid waxaa ay ahayd wariye hindiyo, ugu danbayntii  allaha u naxariisto dhamaan wariyayaashii iyo fanaaniintii iyo siyaasiyiintii waxgadakii , nabadoonadii, culumadii, abwaanadii ardaydii  soomaaliyeed ee loogu dilay dalka soomaaliya, waxaana ilaahay ka baryaynaa inaan dalka soomaaliya alle ku soo celin ururkii damuljadiid.

by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :