asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

khayre1

Home » somali news »

ninkii dadka laaya ayaa u dooran soomaaliya

argagixiye roobowWaxaa magaalada baydhabo gaaray argagixiyihii waynaa abuu maansuur, danbiile abuu maansuur ayaa baydhabo uga dhawaaqay  inuu yahay nin u taagan hogaanka maamulka koofur galbeed, argagixiye abuu maansuur ayaa ahaa hogaanka u sareeya argagixisada joogta geeska africa, danbiile abuumaansuur ayaa ku eedaysan inuu xasuuqay kumaankum shacab ah oo aan waxba galabsan, abuumaansuur ayaa ku guulaystay in asaga oo aan sharciga la marin uu hawaysto inuu  isu soo sharaxo hogaanka koofurgalbeed, sida cid waliba la socoto abuumaansuur waxaa shaati bir ah u galiyey dawlado  shisheeye oo uu horay ugu shaqayn jiray, kuwaasoo ah kuwa hada walaaqaya soomaaliya, dhaqaalaha uu doonayo inuu doorashada ku galayo waxaa bixiyey umado shisheeye, laakiin abuu maansuur ma is waydiiyey halka uu ka marayo danbigii uu ka galay shacabka soomaaliyeed, sida xaqiiqada ah dhiiga shacabka soomaaliyeed waa dahab oo mana duugooboobo, cidii danbi ka gasha umada soomaaliyeed waa lagula xisaabtami waqti kasta oo ay gaarto, danbiile abuu maansuur dadka soomaliyeed waxaa uu u gaystay xadgudub ka dhan ah xuquuqda aadanaha, abuu maansuur dadka uu qarxiyey iyo kuwa uu sida caadiga ah u laayey ayaa tiradooda lagu sheegaa inay ka badan tahay 120,000 kun oo ruux, abuu maansuur waxaa uu ku ee daysan yahay 5000 kun shankun oo caruur ah oo aan qaangaar ahayn oo uu waalidiintood xoog uga ka xaystay  kadibna uu galiyey dagaal uu dawlada uga soo horjeedo , kadibna ay caruurtii dhamaantood ay dagaalkii ku wada dhindheen  , abuu maansuur waxaa uu ku eedaysan yahay 342 qarax oo uu ka fuliyey gudaha soomaaliya, qaraxyadas waxaa kamid ahaa kii ardayda qalinjabinaysay lagu laa yey hotel shaaweey, argagixiye abuu maansuur iska daaye madax iyo masuuliyad uu ka qabto soomaaliya xataa ma mudna inuu dunida sii joogo, danbiile abuu maansuur wixii uu umada soomaaliyeed ku falay waxaa ka sii daran waxa uu hada damacsan yahay, hadaba  fartiin dheer ayaan hawada u marinaynaa argagixiye maansuur,waxaan leenahay dalka iyo dadka soomaaliya ma ahan kuwo baylah, waxaa kuu diyaar ah dadkii iska lahaa  dadka soomaaliya, waxaana ay diyaar u yihiin sidii ay isaga kaa dhicin lahaayeen, adiga iyo shisheeyaha aad u adeegayso dalka iyo dadka soomaaliyeed waxba ka qadi maysaan, anaga oo ku hadlayna magaca umada soomaaliyeed waxaan wacad ku marnay inaan kaa difaacno dalka iyo dadka soomaaliya , wixii aad horay ugu samysayna shacabka soomaaliyeed waa lagaa abaal marin.

by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :