asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

mawliidka-nabiga-csw2

Home » somali news »

shacabka soomaali galbeed maxay dhib iyo dheef u lee yihiin soomaaliya

shacabka soomaali galbeedDadka ka soo jeeda gobolka soomaali galbeed  waa dad ka mid ah shucuubta soomaaliyeed, waxaana gumayta xabashida waxaana u gacan galiyey gumaysigii cadaa ee ingiriiska, shacabka ka soomaali galbeed faaiido badan  iyo khasaatooyin badan ayey u gaystaan dalka soomaaliya, hadii la isbarbardhigo faaiidadooda iyo khasaarahooda waxaa aad u badan khasaaraha ay u gaystaan dalka soomaaliya, hadi aan sharaxo faaiidada iyo khasaaraha ay leeyiin shacabka soomaali galbeed ayaa sida tan ah, marka hore aan sharaxo faaiidada ay lee yihiin shacabkaasu,

shacabka soomaali galbeed waa shacab ka mid ah shucuubta soomaaliyeed, shacabkaasu waxaa uu soomaalida kale la wadaagaan dhaqanka iyo diinta iyo afka iyo dabeecada, iyo dhalashada,  shacabka soomaali galbeed markii ay yimaadaan dalka soomaaliya waxaa ay ka qayb qaataan hawlkasta oo soomaaliya ka socota, waxaa ay ku milmaan shacabka soomaaliyeed, waxaa ay ka qayb qataan difaaca dalka iyo diinta, waxaa ay aad u horumariyaan sugaanta iyo hidaha iyo dhaqanka iyo afka soomaaliga, waxaana laga helaa abwaano ku xeeldheer gabayada iyo geeraarka sameeyana ruwaayadaha iyo filimada kala duwan, marka xiga aan sharaxo qasarooyinka ay u gaystaan dalka soomaaliya,

Shacabka soomaali galbeed waa shacab uu gumaysiga xabashidu waxyeelo badan oo xaga maskaxda ah u gaystay , waa shacab uu gumaysiga xabashidu uu dulaysanayey mudo ku dhow qarni, shacabka soomaali galbeed qarkood waxaa ay aamineen oo u hogaansameen rabitaanka gumaysiga xabashida , waxaana ay daacad u noqdeen gumaysiga xabashida , maamulka dargiga ah ee xabashida ayaa soomaalidaas u adeegsada inuu  ku lugooyo dalka soomaaliya, si uu ugu burburiyo soomaaliya, kuwa u shaqeeya xabashida ee ka soo jeeda soomaali galbeed waxaa ay si toos ah uga dhexmileen dawlada soomaaliya, waxaa ay ka mid noqdeen wasiirada xildhibaanada wariyaasha dhaqaatiirta saraakiisha iyo meelo kale oo fara badan, waxaana ay bilaabeen loogooydii ay dawlada soomaaliya u soo dhexgaleen,

Hawlkasta oo loo qabanayo horumarinta dalka waa cuuryaaminayaan, sirtii dawlada soomaaliya waxaa ay si toos ah ugu gaynayaan maamulka xabashida, waxaa ay ka shaqanayaan inay iska hor keenaan dawlada iyo shacabka, waxaa ay  ku dadaalayaan sidii ay isuga hor imaan lahaayeen qabiilada soomaalida, waxaa ay ku mashquulsan yihiin ilaha dhaqaalaha soomaaliya, 100 % waxaa ay isku dayayaan inay dhulka lagalayaan dhaqalaha soomaaliya, kuwa u shaqeeya xabashida ciidan kasta oo lagu daro waxaa ay ku danbeeyaan guuldaro, suugaanta iyo gabayada ay tiriyaan waxaa ay ku salaysan yihiin sidii ay shacabka ugu kicin lahaayeen dawlada, dadka xabashida u shaqeeya ee ka soo jeeda soomaali galbeed  ma doonayaan dawlad ay soomaaliya yeelato iyo nabad ka dhacda soomaaliya, noloshooduna waxaa ay ku xiran tahay luflufka xabashida, marar badan oo la isku dayey in talaabo la qaado jaajuusyada ka soo jeeda gobolka soomaali galbeed ayaa lagu guuldaraystay, sababtoo ah jaajuusyadu waxaa ay salka la galeen qabiilo ay ku abtirsadaan oo dagan soomaaliya, markasta oo jaajuusyada xagooda la soo aado waxaa ay difaac ka dhigtaan qabiilka, waana mida keentay in jaajuusyado ay joogto ah u dhibaateeyaan dalka iyo dadka soomaaliyeed, jaajuuyada u shaqeeya xabashida ee ka soo jeeda gobolka soomaali galbeed waxaa ay ku guulaysteen in wixii ay doonaan ka sameeyaan soomaaliya, waliba waxaa ay gaareen in hadii wax laga sheego itoobiya ay mudaaharaad sameeyaan, hadaba waxaan sina macquul u ahayn in shaqsi u shaqynaya dawlad kale inuu dhex fadhiyo dalka iyo dadka soomaaliyeed,waxaa taas dheer jaajuusyadu waxaa aysan ka daalayn dilista iyo daadinta dhiiga shacabka soomaalida, taasoo ay raali galinayaan maamulka cadoga ah ee xabashida, jaajuusyada qaarkood waxaa ay ka mid noqdeen argagixisada joogta soomaaliya,hadaba hadii aan timaamo shaqsiyaad badan oo ka soo jeeda goobolka soomaali galbeed oo toos ugu shaqeeya xabashida waxaa laga yaabaa in qoraalkayga loo fasirto inaan u jeedo qabiil  gooni taasina waa ceeb, shaqsiyan umada soomaaliyeed waa ii siman tahay mana doonayo inaan u gafo cidna,si kastaba ha noqtee waxaan qabaa in tastuurka soomaaliya dib loogu noqdo laga saaro qodobka sheegaya in qofwalba oo soomaali ahi uu dalka soomaaliya ka noqon karo madax iyo majo, waxaan ku talin lahaa in tastuurka lagu daro dadka ka soo jeeda soomaali galbeed ee lagu tuhunsan yahay inay xabashi u adeegaan inaan lagu dari wax maqaam dawladeed ah , waliba waxaan qabaa in jaajuusyada aan la marin wax maxkamad ee si toos ah loo laayo, kuwo badan oo la yaqaano oo xabashida u adeega ayaa hada madax muuqda ka ah soomaaliya, ugu danbayntii umada soomaaliyeed waa inay cilmi iyo taariikh wayn ka kororsadaan halgankii hubaysnaa 1977dii xabashida looga xoraynayey soomaali galbeed iyo jaajuusyadu sidii ay u dhabarjabiyeen ciidamadii soomaaliya, ugu danbayn qoraalkaygu ma ahan mid aan ku aflagaadaynayo shacabka sharafta badan ee ku dhaqan soomaali galbeed, laakiin waxaa farta ku guday daalimiin badan oo ka soo jeeda gobolka soomaali galbeed oo gudaha soomaaliya ka wada basaasnimo qabyaalad dulmi mucaarad iyo cadaawad ka dhan ah dalka iyo dadka soomaaliyeed.

by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :