asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

khayre1

Home » somali news »

Shamsa Xuseen Shumey oo xamar ku geeri yootay

Shamsa Xuseen SHUMEEYMagaalada xamar waxaa ku geeriyootay fanaanadii shamso  Xuseen oo loo yaqaanay (shamso shumeey), fanaada shamso waxaa ay ay ka mid ahayd faaniintii soo baxay 1985tii  waxaana ay ka mid ahayd hoboladii wabari, shamaso  shumeey waxaa ay fanka soomaaliya ku soo jirtay mudo ka badan 30 sano, shamso shumeey ayaa lagu xasuustaa heeso badan oo qaaday  isu jira jacaly iyo kuwo wadani ah  , allah u naxariisto, halkaan waxaan tacsi uga diraynaa dhamaan ehelkii iyo qaraabadii iyo awlaadii iyo saaxiibadii iyo fanaaniintii ay ka baxday shamso shumeey waxaan leenahay samir iyo iimaan allaha idinka siiyo, ayadana danbigeeda allaha ka cafiyo.

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :