asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

mawliidka-nabiga-csw2

Home » somali news »

sirdoonka soomaaliya goor may danbiilayaasha dibada ku soo qaarajin doonaan

danbiilayaal2-e14880002529931Soomaalidu waxaa ay ku maahmaahdaa (hawl aan ku hurayn horay ayaa loo galaa) umada soomaaliyeed waxaa hortaala arin ayanan sina u huri doonin, umada soomaaliyeed waxaa ku dhexjira danbiilayaal waawayn oo aan mudnayn in wax maxkamad ah  lasoo taago, danbiilayaashaasu xukunkoodu waa in la dilo oo kaliya, danbiilaha in maxkameeyo astaahila ayaa ah kuwo caaqibo danbe laga lee yahay, danbiiluhu markiii uu gaaro  inuu shisheeye ugala soo safto dalkiisa iyo dadkiisa waxaa uu nudan yahay in la qaarajiyo, waana mid ay ka siman yihiin umadaha aduunka oo dhan,horaantii bishii octobar 2018 dalka sucuudigu waxaa uu dalka turkiga  ku dhexqaarajiyey wariye jamaal khashyoggi kaasoo ay u arkayeen inuu dal shisheeye ka faafinayey dacaayad ka dhan ah sucuudiga, sidoo kale ruushka ayaa dalka ingiriiska ku dhexqaarajiyey dhawr qofood ruush oo arimo ka dhan ah  ruushka ka waday dibada, kuuriyada woqoooyi ayaa malaysia ku qaarajisay kim jong un walaalkiis , kaas oo ay u arkayeen inuu cadow ku yahay woqooyiga kuuriya, dawlado badan ayaa meel dalkooda ka baxsan ku qaarajiya danbilihii ku xadgudba qaranimada dalkiisa, hadaba meeqa danbiile oo soomaali ah oo si wayn ugu xadgudbay qaranimadii iyo sharaftii soomaaliyeed ayaa dibada harsanaya, waxaa nool kuwii xabashi keenay dalka , waxaa nool kuwo shisheeyaha dalka iyo dibada ruufiyaan uga ah, waxaa nool kuwii caruurta dibada u iibgeeyey, iyo kuwo badan oo aanan doonayn inaan qoraal ku muujiyo, waxaa jira danbiilayaal badan oo aan warba iska hayn oo wixii ay sameeyeen iskula saxan , isku celcelin danbiilayaasha guud ee soomaalida ah ee u baahan in daaqada laga saaro tiradoodu  wa 2043 ruux oo isugu jira rag iyo dumar, danbiilayaashaasu waxaa ay ku kala nool yihiin dalka iyo dibada, dabagal dheer oo aan mid mid ug samaynay danbiilayaashaas ayaan ku soo ogaanay inaysan kuwaasu lahayn caaqibo danbe u lahayn dalka iyo dadka soomaaliyeed, waxaana ku taliyey in mid loogu tago halka ay dunida ka joogaan ka badibna lawada qaarajiyo, si kastaba ha noqotee umada soomaaliyeed meel walba ooy joogto ha ogaato in qofwalba lala socdo waxa uu samaynayo oo uu shanta kula jiro, qofna yuusan is oran cidi kuma arkaysee dalka iyo dadka soomaaliyeed wax ka halee, nasiibdarada haysa soomaalida tirada danbiilayaasha aan kor ku soo sheegnay waxaa bil walba ku soo biira danbiilayaal cusub, ugu danbayn dalka soomaaliya waligiis dagimaayo hadaan daaqada laga saarin 2043 danbiile oo soomaali ah. by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :