asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

mawliidka-nabiga-csw2

Home » somali news »

tacsi cabdi aadan khuuriye

tacsi cabdi aadan khuuriyeإِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ inaa lillahi wainaa ilaahay raajicuun waxaa geeriyooday allah u naxaristee nabdoon  cabdi aadan nuur (khuuriye) nabadoonka ayaa ku geeriyooday dalka hindia oo loo geeyey xaalad caafimaad, alha u naxariisto nabdoon cabdi aadan waxaa uu ahaa nin zaciim ah oo hadana deeqsi ah oo hadana nabada jeclaa oo hadana umada soomaaliyeed isugu mid ahayd, wanaaga faraha badnaa ee aan ku aqaanay nabdoon cabdi aadan khuuriye ma ahan mid aan ku soo koobi karo laba maalmood, halkaan waxaan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa dhamaan ehelkii iyo qaraabadii iyo awlaadii iyo xaasaskii iyo qabiiladii iyo saxiibadii uu ka tagay nabadoon cabdi khuuriye waxaan lee yahay samir iyo iimaan allha idinka siiyo, asagana janadii fardowsa allaha ka waraabiyo, waxaan tacsi khaas ah u dirayaa dhamaan reer haabay meelwalba oo ay dunida ka joogaan waxaa lee yahay samir iyo iimaan allaha idinka siiyo.

maamulka ilays.com waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay nabadoon cabdi aadan khuuriye, waxaan leenahay samir iyo iimaan allaha idinka siiyo asaganajanadii fardowso allaha ka waraabiyo.

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :