asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

mawliidka-nabiga-csw2

Home » somali news »

waa maxay masaajid ? maxaase loo dhisay ?

masjidDad badan oo soomaali ah ayaan wax badan ka aqoon waxa uu yahay masaajid, iyo waxa loo dhisay , iyo cida iska leh, iyo waxa gudaha masaajidka lagu sameeyo, iyo waxa mamnuuca ka ah, hadii aan sharaxaad idiinka bixiyo macnaha masaajid; masaajid waa maal ay ku cibaadaystaan dadka muslimka ah, waxaana milkida masaajidka iska leh ilaahay, waxa kaliya ee gudahiisa lagu samaynkaro ayaa ah cibaado, waxaa gudaha masajidka ka mamnuuc ah in lagu sameeyo wax ka baxsan cibaada, soomaali badan ayaa masaajidka u soo aada inay ku samayso fidno iyo siyaasad iyo qabyaalad iyo been iyo dulmi, masaajido badan ayaad ku arkaysaa soomaali gudaha iyo banaanka aad uga buuqaya, arimaha ay inta badan ay soomaalidu uga buuqaan masaajidyada ayaa ah wax ku saabsan qabyaalad iyo siyaasad, soomaalidu in ay kala maqan yihiin qof walba wixii uu soo maqlay waxaa ay isugu sheegaan gudaha masaajidka, soomaali badan oo masaajidka  u soo aaday  cibaado ayaa la noqda ayaga oo ay ku dhacday caradii ilaahay, maxaa yeelay waxaa ay waswaas iyo buuq ku sameeyeen muslimiintii cibaadaysanaysay, waxaa midaas dheer in masaajido badan ay dad soomaaliyeed ka dhigteen goob ka helaan dhaqaalo aduunyo, hadaba aniga oo aan ku sii fogaanayn waxa aan ka ogahay  dhibaatada badan ee  ay soomaalidu ku hayaan masaajidyada ayaan rabaa inaan wax yar u sheego,  soomaalidu ha ogaato in guriga ay qaribayaan uu yahay gurigii ilaahay, qofkii  guriga ilaahay wax u dhimana waa og yahay asaga ayaana deg deg uga abaal marinaya, waxaan soomaalida uga digayaa inay masaajid dhexdiisa iyo banaankiisa ay uga hadlaan wax ku saabsan aduunyo, soomaalidu hadii ay doonayaan meel ay isku warsadaan waa inay samaystaan goob ka baxsan masaajidka, si kastaba ha noqotee waxyaalaha foosha xun ee ay soomaalidu ku samaynayso masaajidyada waxaa sabab u ah aqoon la,aan badan oo ka haysa diinta islaamka, inata badan soomaalidu salaada wax ka badan kama bartaan diinta islaamka, waana mid akeentay inay marwalba masaajiid ku dhex buuqaan. by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :