asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

khayre1

Home » somali news »

xagee ku danbeeyeen du markii ay damuljadiid ka iibiyeen sacuudiga

tacdi-hablaha-soomaaliyeed-e1491100328940Taariikhdii ugu xumay ee soo marta dalka iyo dadka soomaaliya ama qaarada africa waxaa ay ahayd tii ay maamulka damuljadiid gabdhaha soomaaliyeed uga direen dalka qariban ee sucuudiga,  haweenka soomaaliyeed ee sucuudigaloo gacan galiyey ayaa  tiradoodu kor u dhaafaysay 6877 , ururkii damuljadiid ayaa ogolaaday inay sucuudiga booyaasooyin u noqdaan, ururka ayaa hablahaas ku sucuudiga uga badashay dano ay ka lahaayeen sucuudiga, umada soomaaliyeed markii ay maqashay in gabdha soomaaliyeed sucuudiga loo wado aad iyo aad ayey  uga danqadeen basle ururka argagixisada ah ee damuljadiid ee uu madaxda u ahaa xasan sheekh ayaa ku adkaystay inuu gabdhahaas u dhoofiyaan sacuudi carabiya, hadaba waxaa iswaydiin mudan dadka reer sucuudi ma yihiin dad wax ka yaqaan bani aadamanida, haweenkuse ma yihiin kuwo mudan in banaanka la waro?, haweenka soomaaliyeed ayagoo jooga dalkoodii lana jooga qoyskii ay ka dhalatay ayey ka nabad gali waayeen kufsi, maxaad mooda hadii loo geeyo carab nacas ah, xasan sheekh maxamuud waxaa uu ahaa ninka ku dhiiraday inuu hablaha soomaaliyeed u dhoofiyo carab, si kastaba ha ahaatee arurkii argagixisada ahaa ee damuljadiid wali kama dhexbixin bulsha soomaaliyeed dhexdeedii, waxaana ay wali gudaha soomaaliya ka wadaan arbushushaad  ay ku qaribayaan amaanka iyo dawlada.

xiliyadii ay damuljadiid hayeen hogaanka dalka soomaaliya waxaa lagu xasuustaa dilal qorshaysan oo lagu fuliyo wariyayaasha  iyo fanaaniinta iyo culumada diinta iyo siyaasiyiinta iyo waxgaradka iyo xildhibaanada iyo saraakiisha dawlada iyo dad badan oo shacab ah, damuljadiid waxaa ay hada dhexfadhiyaan baarlamaanka soomaaliya, aabahood xasan sheekh ayaana fidnada u badan ka dhexwada baarlamaanka soomaaliya, damuljadiid waxaa ay ku qanci waayeen dhaqaalihii  ay ka heleen 4tii sano ee ay dalka soomaaliya xukumayeen,waxaana hada hawo aad u badan ka haysaa inay marlabaad gacanta ku dhigaan talada dalka soomaaliya taasoo riyo ah, ugu danbayntii haweenkii soomaaliyeed ee ay damuljadiid u dhoofiyeen sacuuga waxaa ay lakulmeen tacadiyo aad u xoog badan, intaan ogsoonahayna waxaa la dilay in ka badan 18 haween ah maxaa yeelay dadka loo geeyey ayaa ah dadka dunida ugu xurmada daran, gabdhahaasna waxaa ay ay ahaayeen kuwo ay daldaleen damuljadiid.

by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :