asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

mawliidka-nabiga-csw2

Home » somali news »

xusuus kacaankii barakays naa ee 21ka oktoobar

kacaanlkii barakaysnaa21ka octoobar waxaa ay hayd maalin  siwayn looga dabaal dagi Jitray curashada Kacaankii barakaysnaa ee uu hogaaminayey allaha u naxariistee general maxmad siyaad bare, tawradii barakaysnayd waxaa ay dalka soomaaliya gaarsiisay meel sare waxaana ay ku talaabsatay horumar lataaban karo, waxaa ay dalka ka hirgaliyeen waxkasta oo dalka iyo dadka waxtar u ahaa, xiligii ay jirtay dawladii kacaanku umada soomaaliyeed waxaa ay ahaayeen kuwo aad looga haybayso oo sharaf ku leh dunida meelwalba ooy ka joogaan, dawladii barakaysnayd ee kacaanka waxaa ka horyimid dad soomaali ah oo qabiil iyo qabyaalad wax kudoon ah ,waxaana ay been u sheegeen shacabkii soomaaliyeed, waxaana si wadir ah looriday dawladii barakaysnayd , kadibna shacabkii waxaa ay waayeen wixii ay danbiilayaashu u sheegaan, waxana ay shacabkii soomaaliyeed ku danbeeyeen meel aan laga sheekayn karin iyo in xabashi xamar timaad iyo in gabdhahooda ay booyaasooyin u noqdaan carab. by

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :