asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

khayre1

Home » somali news »

cadowga xabashida oo xasuuq ka wada soomaali galbeed

xabashiCadawga soo jireenka ah ee ay umada soomaaliyeed leedahay ee xabashida ayaa sii laba jibaaray  xasuuqii joogtada ahaa ee ay ku hayeen umada soomaaliyeed, cadawga xabashida ayaa weerar aad u culus ku qaaday shacab soomaaliyeed oo deganaa magaalada tuli guuleed ,waxaana ay halkaas ku laayeen shacab aad u badan, qaar kamid ah dhaawacyadii ayaa la soo gaarsiiyey jigjiga, cadawga xabashidu waxaa sidoo kale ay dagaal ka wadaan deegaamada jinacsani iyo mooyaale iyo dhamaan gobolka soomaali galbeed, ma ahan markii u horaysay ee ay xabashi ku soo duusho umada soomaaliyeed, tan iyo qarnigii 12 aad xabashi waxaa ay duulaan ku haysay umada soomaaliyeed, markasta oo ay soomaalidu  iska dhiciyaan xabashida waxaa gurmad iyo garab la soo safanayey  xabashida carab iyo reer galbeed, lama oga in duulaankii ay shalay xabashidu ku qaaday tuulada tuliguuleed inay la socdeed ciidamo carab iyo reergalbeed ah.

wariye  cawil cali deegaanka feerfeer

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :