asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

mawliidka-nabiga-csw2

Home » somali news »

ciidamado shisheeye oo dad shacabka ku laayey xamar

xasuuq amisomCiidamada calooshooda u shaqaystayaasha ee la baxay amisom ayaa dad shacab ah ku laayey magaalada muqdisho, ciidamada cadawga ah ee ku soo duulay dalka soomaaliya ayaa caado ka dhigtay inay xasuuqaan shacabka soomaaliyeed, shacabkii ugu danbeeyey ee ay muqdisho ku xasuuqeen ayaa ahaa afar nin oo shacab ah oo muruqmaal ah, ciidamadaas ayaa la sheegay inay shacabkaas u laayeen si aad u arxan daran, ciidamada cadowga ah ee labaxay amisom ayaa loo soo tababaray dhibaataynta shacabka soomaaliyeed,tacadiyada joogtada ah ee ay ciidamadaasu u gaystaan shacabka soomaaliyeed ayaa tiro beeshay, ciidamdaas ayaa u taagan inay marwalba argagixiyaan shacabka soomaaliyeed, ma ahan markii u horaysay ee ay ciidamaadu xasuuqaan shacab soomaaliyeed, isku celcelin shacabka soomaaliyeed ee  ay ciidamada amisom wax yeelada u gaysteen ayaa tiradadoodu gaaraysaa in ka badan 49577 ruux, sida ay ciidamaasu u laynayaan shacabka soomaaliyeed ayaa u muuqda ciidamo hamuun u qaba dhiiga shacabka soomaaliyeed, si kastaba ah noqotee, shacabka soomaaliyeed waxaa haysta sadex weerar oo uga socda magaalooyinka  iyo badiyaha iyo cirka, ugu danbayn waxaan cambaaraynaynaa falalka waxashnimada ah ee ay ciidamda calooshooda u shaqaystayaashu ku xasuuqeen shacabka soomaaliyeed.

maxamd cali muqdisho

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :