asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

khayre1

Home » somali news »

doqomada carbeedoo oo weeraray madaxbanaanida soomaliya

Arab-Emirates-e1484500164825Dawlada yar ee emarate ayaa gudaha soomaaliya ka wada dhibaato dhanwalba ah oo ka dhan ah nabad galyada iyo xornimada soomaaliya, maamulka dubai ayaa gudaha soomaaliya ku soo daabulay hub iyo miinooyin fara badan oo ugu deeqeen kooxaha argagixisada iyo dawlad diidyada, doqomada imarate syaan wali ka tanaasulin damacoodii ahaa inay dekada barbara qabsadaan ka dibna  xabashi ku wareejiyaan, maamulka dubai ayaa dhismo sharci daro ah ka wada dekada barbara ayagoo iska indha tiraya madaxbananida soomaaliya, xukumada yar ee dubai ayaa ku dhiiratay inay saldhig milatari ka dhisato xeebta gobolka woqooyi galbeed ee soomaliya, doqomada carbeed ayaa horay u sheegay in dekada barbara %23 xabashi leedahay, halka %51 ay imareteku lee yihiin, halka inta soo hartay ay lee yihiin koox yar oo soomaalidiid ah oo xabashida u shaqeeya, hadaba waxaan wali si sax ah loo aqoon cida dabada ka riixaysa doqomada carbeed ee ku dhiiraday inay ku xadgudbaan madaxbanaanida soomaliya, waxaan filayaa in doqomada carbeed ay fulinayaan wax ay ka xishoodeen dawlada taageera xabashida, si kastaba ha noqotee waxaa la gaaray waqtigii ay umada soomaaliyeed ka hortagi lahaayeen maamulka wareersan ee dubai,anaga oo ku hadlayna afka iyo magaca iyo sharafta umada soomaaliyeed waxaa fartiin dheer gaarsiinayaa mamulka wareersan ee emarete hadii aad soomaaliya shanta kala bixi waydaan wacad waxaan ku marnay inaad soomaaliya kala tagi doontaan dirac dhiig leh.

by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :