asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

khayre1

Home » somali news »

hub iyo daroogo oo halis ku haya mustaqbalka dunida

daroogoNoolada dunida inta ku nool waxaa u karaamo badan aadanaha, dadka ilaahay waxaa uu siiyey caqli badan oo ay san haysan noolaha kale, dadku marwalba waxaa ay dunida ku soo kordhiyaan waxyaalo badan oo faaiido iyo khasaaraba leh, dadku wax kasta oo ay dunida ku soo kordhiyaan waxaa ka dhaxla ubadka dhalandoona, dadka nool  qarniga 21 aad waxaa ay dunida ku soo kordhiyeen waxaaybo badan oo faaiido iyo khasaaraba leh, waxyaabaha faaiidada ah ee ay sookordhiyeen waxaa ka mid ah gaadiidka iyo cumbuyuutarada internetka iyo taleefanada iyo kuwo kale oo badan, khasaarooyinka ay dunida keeneen waxaa ka mid ah hub iyo daroogo, dhalinyada dunida ku nool waqtigaan waxaa hareeyey  daroogo iyo hub, %80 dhalinyarada ku nool dunida waxaa waxyeelo toos ah u gaysta hubka iyo daroogada, dhlinyaradii noolaa qarniyadii hore  waa ka nabad qabeen daroogada iyo hubka, dadka mantay nool waxaa ay dunida  uga tagi doonaan hub iyo daroogo iyo dad iswada dilaya, hubka iyo daroogadu waxaa ay dhibaato joogto ah ku yihiin nabadgalyada iyo nolosha aadanaha, hogaan kasta oo dunida ku jooga waxaa ay la daalaa dhacayaan dhibaato ka timid hubka iyo daroogada, mustaqbalka ubadka soo koraya waxaa halis aad u wayn ku haya hubka iyo daroogada, hubkii iyo daroogadii waxaa ay gaartay in lagu kala iibsado goobihii waxbarasha, waxaa hada cad in cid waliba ka caajistay xakamaynta hubka iyo daroogada, maxaa yeelay waxaa baray dadka isticmaalaya hubka iyo daroogada, hadaba hubka iyo daroogadu maxay faaiido u lee yihiin aadanaha?,hubka iyo daroogadu wax faaiido ah uma lahan aadanaha, hubka iyo daroogadu waxaa ay aadnaha ku soo kordhiyaan geeri iyo jiro iyo xabsi iyo waali, balse waxaan si sax ah loo aqoon waxa sababay in daroogada iyo hubku ay dunida si wayn u camiraan, si kastaba ha noqotee waxaan ku talinlahaa in cid walba iska xilsaarto sidii meesha looga saari lahaa hubka iyo daroogada.

by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :