asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

mawliidka-nabiga-csw2

Home » somali news »

somali street maxay ku kordhin karaan doorashada maraykanka

somali streetBulshada somali street ee ku dhaqan dalka maraykanka ayaa aad ugu mashquulsan doorashooyinka ka socda dalka maraykanka,  bulshada somali st ayaa ka soo jeeda dalka soomaaliya , waxaana ay dalka maraykanka yimaadeen intii u dhaxaysay 1991dii ilaa 20 18, bulshadaan somali st ayaa ah qoxootiga ugu yar ee ku nool cariga maraykanka, bulshada street ayaa habdhaqankoodu aad uga duwan yahay bulshooyinka kale ee ku nool maraykanka, bulshadaas ayaa shacabka maraykanka aad uga yaabiyey, bulshadaas ayaa dhabarka u duway dalkii ay asal ahaan ka soo jeedeen ee soomaaliya, bulshadaas  ayaa suxulduub ugu jira sidii ay dalka maraykanka madax uga noqol lahaayeen, bulshada somali st ayaa isu haysta inay yihiin bulsho aad u badan oo wax ka badali kara doorashooyinka maraykanka, dhibaatada haysata bulshada st ayaa ah aqoon la,aan ka haysa tirada shacabka maraykanka,  bulshada somali st hadii lagu daro shacabka ku dhaqan wadankii ay ka yimaadeen ee soomaaliya waxba kama bali karaan doorashooyinka maraykanka, shacabka ku dhaqan dalka maraykanka ayaa tiradoobda lagu sheegaa in kabadan 350 milyan oo ruux , maxay somali street maraykanka ku kordhin karaan ?,maxayse ka dhimi karaan?,  shacabka maraykanku qaarkood maba yaqaanaan soomaali iyo meel ay aduunka uga nool yihiin, bulshada habawga ah ee somali street ayaa ku dhex wareeray dalka maraykanka, waa bulsho aan garanayn waxa ka maqan iyo waxa ay doonayaan, waa bulsho aan wada socon oo kala socota, waa bulsho waxyeelo joogto ah ku haysta dalkii ay ka yimaadeen, waa bulsho aan waxba ugu oolin dalka maraykanka, waa bulsho ku khamaaray naftooda iyo ubadkoodii,bulshada somali street ma fahmin mana fahmi doonaan waxa ka jira maraykanka,shacabka maraykanku aragtida ay ka qabaaneen qoxootiga somali st ayaa ah mid  aad looga yaxyaxo, dhaqamada ay shacabaka maraykanku ku arkeen bulshada somaali street ayaa ah mid aad looga yaxyaxo , bulshada somali st ayaa lagu sheegaa bulsho dalkoodii soo burburiyey, oo hadana aan rabin inay dib u dhisaan dalkoodii, oo waa bulsho midba midka kale dacwaynayo, oo hadana isqabyaaladaynaya, oo hadana is caaya, si kastaba ha nooqtee bulshada somali street waxaa ay kaalinta ugu liitda ka galeen jaaliyaha soomaalida ee ku nool wadama shisheeye, sadaal dheer oo aan ka bixiyey bulshada somali st ayaa ku qiyaasay in bulshadaasu aysan dib danbe ugu soo noqon doonin soomaaliya, waxaana arintaas loo aanaynayaa dawlada maraykanka oo bulshada somali street u adeegsatay maskax ka tan wayn oo aysan qaadi karin, dawlada maraykanku ayaa dawladii u horaysay ee daraasad ku samaysay bulshada reer guuraaga ah ee qoxootiga ah ee asal ahaan ka soo jeeda soomaaliya, waxaana ay ogaadeen in soomaalidu ay yihiin dad socoto ah oo masaakiin ah oo aqoon yar oo hadana qab wayn, waxaana ay durba maraykanku lagaaray somali street, kadibna halkii ayey dageen, ugu danbayn bulshada soomaaliyeed ee ku habawday cariga maraykanka waxaa ay dhabarjab ku tahay umada soomaaliyeed, waxaana ay umada soomaaliyeed uga dhigan yihiin shacab ku dhintay tsunaami.

by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :