asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

khayre1

Home » somali news »

soomaalida dhaqanka xun oo ku sii badanaya canada

shiishada-xun-e1431202201900Dalka canada waxaa ku nool soomaali aad u badan oo tiradooda lagu qiyaaso 100, 000 kun oo ruux, waana dalka labaad ee ay ugu badan yihiin north america, soomaalidaku nool dalka canada waxaa yimaadeen dalkaas wixii ka danbeeyey 1991 kii markii ay duntay dawladii dhexe ee soomaaliya, jaaliyada soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka canada xoogoodu waxaa ay degan yihiin magaalada toronto, waxaana ay ku haystaan ganacsiyo iyo nabadgalyo iyo shaqooyin kala duwan.

Soomaalida ku dhaqan toronto waxaa ku dhacay isbadal xaga dhaqanka ah, waxaana ka muuqda dhaqan wareer aad u badan, soomaaliduku kacday dhaqan canada ayaa ku kacay dhaqan xumo aan taariikhda soomaalida aan horay loogu arkin, toronto waxaa ay xarun u noqotay soomaalida isduleeyey oo ka tagay dhaqankoodii iyo diintoodii, toronto waxaa ku nool kumaankum soomaali ah oo nolosha ka dhacay haba u badnaadeen dumar, soomaalida ku nool toronto waxaa aad ugu badan kuwa ka shaqeeya muqaadaraadka iyo faaxishada, foolxumada ubadan ee internetka la soo galiyo waxaa ay ka timaadaa toronto, soomaalida ku nool toronto ma lahan gudi mana lahan culumo wacyi galisa, hadii aad dhexistaagto goobaha ay isugu yimaadaan soomaalidu waxaa kugu dhacaya argagax, hooyo qaawan ayaa ku dardaraysa, %70 dumarkii soomaaliyeed ee deganaa magaalada toronto daaqada ayey kabaxeen, dhaqan gaalo iyo muslim midna ma haystaan, waxaa jira rag aad u badan dayuusyo ah oo ku nool toronto, faaxisha ay ku dhexjiraan soomaalida toronto ayaa noqotay mid aad u wayn oo aan indhaha laga qabsan karin, toronto waxaa ay caan ku tahay hooyo soomaaliyeed oo qaawan oo qabta surween ku dhagan oo hadana isla toosan, toronto waxaa aad ugu badan caruurta soomaaliyeed ee gaangiska noqonaya, si kastaba ha noqotee shacabka soomaaliyeed ee ku dhaqan canada waxaan kula talin lahaa inay ubadkooda kala fogaadaan magaalada wayn ee toronto, waxaana inay dagaan magaalooyinka kale ee u dhow,maxaa yeelay dad xun lalama darso, inkastoo ay soomaalida qurbajoogta ah ee ku nool wadamada kale ay la qabaan dhibaatada iyo  dhaqan xumada toronto hadana mida taala toronto ma ahan mid la dhayalsan karo, dhadiga soomaaliyeed ee ku nool toronto waa ka tageen xishoodkii iyo dhaqankii soomaalida iyo dhaqankii wanaagsanaa  ee ay diintu nafaraysay, dhanka waxaa  xusid mudan inay toronto degan yihiin soomaali badan oo aad u wanaagsan oo dhanwalba ka dhisan, shaqaysta, haystana dhaqankoodii iyo diintoodii,waxna ka bartay, ugu danbayntii jaaliyada soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada toronto waxaa ay caan ku yihiin inaysan waligood  xusin mawliidka nabiga csw, maxaa yeelay culumada joogta ayaa u badan kuwo wahaabi ah, waana mida kaanay in soomaali badan ay ku duloobaan toronto, waxaa taas u dheer qabyaalada.

by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :