asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

khayre1

Home » somali news »

taariikh madow diyaarad xabashi oo caga dhigatay muqdisho

xabashiMaantay oo taariikhdu ahayd 9/11/2018 waxaa ay dalka iyo dadka soomaaliyeed u hayd taariikh madow ka dib markii caasimada soomaaliya ay soo caga dhigatay diyaad ay lee dahay xabashi, tan iyo qarnigii 12 aad umada soomaaliyeed waxaa dagaal kula jireen xabashida, waxaana ay ka difaacayeen dalka iyo dadka iyo diinta, malaayiin ruux oo soomaali ah ayaa naftooda u huray sidii ay xabashi uga difaacilahaayeen dalkoodii hooyo, tan iyo qarnigii 12aad xabashi kama daalin inay waxyeelo u gaysato dalka iyo dadka soomaaliyeed, xabashi dagaal kasta oo ay ku soo qaado dalka iyo dadka soomaaliyeed waxaa ay kala kulmaysay guuldaro, xabashi mar walba oo ay umada soomaaliyeed waxba ka qaadi wayday waxaa ay u soo wadataa reer galbeed, guuldaradii ugu waynayd ee ay xabashi kala kulanto umada soomaaliyeed waxa ay ahayd dagaalkii dhacay 1977 ,dagaalkaas markii xabashi lagu jabiyey waxaa garab iyo gaashaan u soo noqday  xoogag reer galbeed iyo carab ah, hadaba xabashi iyo soomaali colaada ka dhexaysa ma ahan mid si sahlan ku soo afjarmaysa, inta dhul soomaaliyeed ay xabashi xoog ku haysato umada soomaaliyeed warankoodu waa taagan yahay, wax nabad ahna la qaadan maayaan xabashi, dhalanteedka ay xabashidu ka wado bariga africa cid waliba waa la socotaa, waxaana ciyaartaas dabada ka riixaya  reer galbeed, umada soomaaliyeed kama daalin inay xabashi iska dhiciso, waxaase xabashi u doqonimo ah inay qiyaano ku daydo nin ay aabihiis dishay, waxaa doqonimo labaad xabashi u ah nin ay diyaarad ku dishay inay diyaarad la agtimaado, soomaalidu waxaa ay tiraahdaa ( ismoog agoon iyo ninkii aabihiis dilay) xabashi inay xamar diyaad ka dajiso waa xoolanimadii lagu yiqiinay, soomalidii hore waxaan ka maqli jiray xabashi maxishoote waa baqdaa, si kastaba ha noqdee caqli xumadii xabashi lagu yaqaanay waxaa ugu darmay talaxumo uu reer galbeedku ku galiyeen,damaca xabisha ayaa ah inay si qiyaano ah soomaaliya wax uga hesho,colaada ka dhaxaysa soomaali iyo xabashi waxaa baasiin ku sii shubay carab iyo reer galbeed, ugu danbayn umada soomaaliyeed meel walba oo ay aduunka ka joogto aad iyo aad ayey uga naxeen diyaarada xabashi ee degtay caasimada soomaaliya, waana mid dhabarjab ku ah halgankii ay umada soomaaliyeed ugu jirtay sidii ay u gumayn lahayd xabashi.

by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :