asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

khayre1

Home » somali news »

xabashi dagaal ku wada soomaalida degan mooyaale

xabashiWararka ka imaanay deegaalka mooyaale ayaa sheegaya in ciidamada xabashidu ay maalintii sedexaad dagaal ku hayaan shacabka soomaaliyeed ee deganka mooyaale, xabashida ayaa degaankaas ka wada bara kicin, shacabka soomaaliyeed ee ku nool degaanka mooyaale ayaa iska difaacay weerarka gardarada ah ee  ay xabashidu ku soo qaaday, xabashida ayaa doonaysa inay xoog ku degto dhulka ay soomaalidu degan tahay, maamulka laciif ka ee xabshidaa ayaa 800 oo qarni soo waday duulaan ay ku doonayeen dhulka soomaaliyeed, tan iyo sanadkii hore xabshida ayaa dagaalkeedi milatary u rogtay hab qowmiyadeed oo ay soomaalida kula dagaalamayso, ciidamdii milatariga xabashida ayey u galisay dhar shacab, waxaana ay duulaana ay ku soo qaadeen degaamadii soomaalidu deganayd ,xabashidu waxaa ay caalamka dagaalkaas u tustay  mid u dhexeeya laba qowmiyadood, taasoo been ah,.xabashida ayaa guuldaro badan  ka raacday goobihii lagu dagaalamay,  xabashida ayaa qaylo dhaan u dirsatay dawladihii waligood taageeri jiray xabashida ee kala ahaa carabta iyo reer galbeed ka, waxaana la filayaa inay dagaalka ka socda  mooyaale ka qayb qaataan, ugu  danbayn dagaalka ayaa wali socdaa soomaalida ayaana guul badan ka soo hooysay dulaanka gardarada ah ee xabashida. by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :