asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

khayre1

Home » somali news »

yuu u dunsdan yahay dalka soomaaliya ?

dalka soomaaliyaDalka soomaaliya waxaa uu dunsan yahay in ka badan 30 sano, sababta uu dunsan yahayna umada soomaaliyeed waxba iskama waydiin, soomaalidu waxaa ay  baraarugeen dalkoodii oo ay ka socoto colaad sokeeye, hadaba yaa dumiyey soomaaliya ? maxaase loo dumiyey soomaaliya? maxaase diidan in dalka soomaaliya soo kabto? sida cid waliba la socoto dalka soomaaliya ma haysto taageero caalami ah, laakiin waxaa uu haystaa lagooyo caalami ah oo dibada uga imaanaysa, dalka soomaaliya waa la dumiyey waxaana dumintiisa iska kaashaday dawlado badan, sababta loo dumiyeyna waa mid ku saabasan  in lagu bililiqayso khayraadka ku jira soomaaliya. waxa diidan in soomaaliya soo kabatana ayaa ah inaan wali laga gaarin dantii laga lahaa soomaaliya, qaraxyada iyo argagixisada iyo diyaaradaha wax duqaynaya iyo ciidmada shisheeye dhamaantood waa wax isku ujeedo ah, waana wax lagu abuuray soomaaliya, waana mid loogu talagay inshacabka soomaaliyeed faqri iyo gaajo lagu dilo si ay wax walaba ugu hogaansamaan, gudaha soomaaliyawaxaa ka socda qaraxyi iyo dilal joogto ah , cirkana waxa ka socda duqayn joogto ah, badaha iyo barigana waxaa ka sicda bililiqo joogto ah, si kastaba ha noqotee umada soomaalieed waxaa loo laynaa maxaa ilaahay idiinku abuuray dalkaan barwaaqada ah ee soomaaliya, ugu danbayn umada soomaaliyeed waa og tahay dawladaha ku soo duulay soomaaliya ee boobka iyo bililiqada , waana lala xisab tami doona.

by xaashi.

hadal badan haan ma buuxsho

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :