asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google

hassan-ali-khayre

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

argagixiye roobow yaa ruq sad u siiyey inuu xor ahaado

argagiye rooboowHadii aad u sii dhaba gasho waxa ka jira gudaha soomaaliya waxaad arkaysaa waxyaabo badan oo aan maskaxdaada galayn, dalka soomaaliya waa dalka kaliye ee laga helo  qof inta kumaan kum ruux xasuuqay hadana si hor ah isaga nool, ama xoolihii dadka boobay oo hadana aan lal xisaab tamayn, maantay qoraalkayga waxaan ku eegayaa danbiile argagixiye abuumaansuur roobow.

Abuumaansuur waxaa uu ka mid ahaa argagixisadii ku soo caanbaxay xasuuqa shacabka soomaaliyeed, abuu maansuur waxaa uu dhagta dhiiga u daray kumaankum soomaali ah, abuu maansuur waxaa uu qaraxyo badan oo foolxun ka gaystay hoteelo badan oo goobo badan oo ay dad shacab ah lahaayeen, abuu maansuur kumaankum caruur ahoo aan qaangaar ahayn ayuu xoog uga kaxaystay waalidiintood ka dibna galiyey dagaalo, abumaansuur waxaa uu ahaa ninkii ka danbeeyey qarixii waynaa ee lagu dhamaaday ee ka dhacay shaaweey, dadkii badnaa ee ku dhintay qaraax shaaweey alaha u wada naxariistee waxaa ay ahaayeen arday iyo xubno ka mid ah dawlada iyo dad badan oo shacab ahiyo ciidamodawlo iyo shaqaale, shacabka soomaaliyeed  waxaa ay sugayeen in abuu maansuur la mariyo sharciga si looga jaasiiyo wixii xumaa ee uu gaystay, umada soomaaliyeed waxaa ay ka warheleen abuumaansuur oo xor ah oo diyaarado saaran oo waliba doonaya inuu gobolo badan oo soomaaliya madaxka noqdo, waa irin aad cajiib u ah, waxaan is waydiinay abuu maansuur yaa ka cafiyey kumankumkii soomaalida ahaa ee uu xasuuqay, inuu abuu maansuur marna qarxiyo shacaka soomaaliyeed marna uu doorasho u iskaago waxaa sababay faragalinta qaawan ee shisheeyuhu ku hayo  dalka soomaaliya, si kastaba ha noqotee danbiilayaasha argagixisada ahaa ee sida xorta ah ugu nool soomaaliya waxaa ka mid ah danbiile argagixiye axmad madoobe, danbiile axmad madoobe ayaa kumaankum soomaali ah dhagta dhiiga u daray, danbiile axmad madoobe shisheeyuhu waxaa uu ku abaal mariyeen inuu madax ka noqdo jumada hoose waana mid aay hada rabaan inay roobow madax uga dhigaan baydhabo, ugu danbayntii dalka soomaaliya ma lahan shisheeye, goaana kama gaari karaan danbiilayaasha dhex hurda soomaaliya, waxaa  hubaal ah waqti kasta oo ay gaartaba inay cawaaqib la kulmi doonaan danbiilaasha xun xun ee falalka waxashnimada ah ka gaystay dalka soomaaliya.

by xsaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :