asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

khayre1

Home » somali news »

hambalyo wadaniyiinta soomaaliyeed 2018

HAMBALYO WADANIYIINTA SOOMAALIYEDUmada soomaaliyeed waxaa ay leeyihiin malaayiin ruux oo wanaagsan oo waniyiin ah oo jecel wanaaga iyo hurumarka dalka soomaaliya, sanadkaan dhamaaday ee 2018 markii aan dhexmarnay  bulshada soomaaliyeed waxaa inoo muuqday dad aad u badan oo soomaali ah oo isugu jira ciidan iyo shacab o ka shaqaynaya toosinta dawladnimada soomaaliya, inkastoo aanan qoraal kusoo wada koobi karin waxaan ka soo qadanay 7 nin oo door lataabankaro ka qaatay taageerada dawladnimo,umada soomaaliyeed ee wanaaga jecelna ay maqsuud ka wada ahaayeen, todobadaas nin waxaa ay kala yihiin, (1) madaxwayne maxamad c/laahi farmaajo,(2)xasan cali khayre (3) sheekh nuur baaruud,(4) sheekh cali wajiis(5) amiin caamir (6)maxamad axmad cagmadhige (7) iyo allaha u naxariistee wariye cawil daahir, qabriqiisa allaha u nuuriyee, waxaana cawil oo geeriyooday u soo qaadanay inaan ku muujinowanaagii uu kaga tagay umada soomaaliyeed, waxaan leenahay allaha u naxariisto,janadii fardowsa alla ka waraabiyo,sababta aan ragaan kor ku xusan aan u soo qaadanay ayaa ah mid aan ku aragnay oo ah inay marwalba bulshada u soo bandhigaan waxyaalo badan oo muhiim u ah umada soomaaliyeed, hawlaha ay hayaana  aad iyo aad ayey ula dhaceen umada soomaaliyeed oo aan ka midnahay,dhanka kale waxaan indhaha ku hayna qofkasta oo soomaali ah oo shanta kula jira xaalaha ka jira soomaaliya, waana la soconaa xumaan iyo wixii uu ka wado dalka soomaaliya, ugu danbayntii cidii soomaali ah ee ka qaybqaadata toosinka dalka soomaaliya waxaan leenahay  waa mahadsantihiin, kuwa logooyada ladaba socda dalaka iyo dadka soomaaliyed waxaan leenahay  allaha idin lugooyo. aamiin

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :