asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google

hassan-ali-khayre

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

haweeney soomaali ah oo dhaqan xun soo bandhigtay

CEEBSubxaana laahi waxaa baraha bulshada soomaalidu ku xiriirto ka soo muuqday haweeney  soomaali ah oo qaawan , haweeneydaas ayaa si ula kac ah  banaanka u keentay qaybo ka mid ah cawradeeda jirkeedii oo qaawan, haweeneydaas ayaa foolxumadaas ugu tala gashay inay ku fasahaadisido bulshada soomaaliyeed, qof kasta oo damiir leh oo soomaali ah oo arkay waxa ay samaysay haweeneydaasu waxaa ku dhacay aragagax, haweeneydaasu waxaa ay meel uga dhacday sharaftii iyo dhaqankii iyo islaamnimadii lagu yaqaanay hablaha soomaaliyeed, waxaa kale oo haweenaydaasu horumuud u noqotay haween kale ee aadk u badan oo soomaali ah oo qurbaha ka wada faaxishada, haweeneydaas allaha duleeyee magaceeda waxaa lagu sheegay (deqo afro), mahan markii u horaysay ee baraha bulshada lagu arko soomaali badan badan oo dhaqan xumo samaynaysa, kumaankum soomaali ah ayaa caado ka dhigtay inay anshax xumo ku soo galiyaan baraha bulshada, waxyaabihii ugu xumaa ee ay qurbajoogtu ka samaynayeen baraha bulshada waxaa ay ku soo gabagabeeyeen inay cawradooda soo bandhigaan, si kastaba ha noqotee arinta ay ku dhiiratay haweeneydaas soomaalida ah ayaa ah mid mudan in qofwalba oo soomaali ah  oo uu damiir iyo iimaan kujiro inuu cambaareeyo, ugu danbayn waxaa haweeneydaas ka liita kuwa sii faafinaya foolxumadeeda.

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :