asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

khayre1

Home » somali news »

in kabadan 20 ruux oo lagu dilay xamar

qaraxCaasimada dalka soomaaliya muqdisho waxaa ka dhacay dil wadareed lagu xasuuqay dad badan oo shacab soomaaliyeed ah, bartamaha magaalad a xamar waxaa lagu qarxiyey laba baabuur oo  ay ka buuxaan miinooyin, inta la og yahay waxaa qaraxqadaas ku dhintay 20 ruux waxaana ku dhaawacmay in ka badan 57 ruux, qarqadaas waxaa filiyey danbiilayaal u shaqeeya shisheeyaha faragalinta ku haya soomaaliya, halkaan waxaan tacsi tiiraanyo leh ugu diraynaa ehelada dhamaan dadkii ku waxyeeleebay qaraxii fulaynimada ahaa ee ka dhacay muqdisho, intii dhimatay waxaan leenahay samir iyo iimaan allaha idinka siiyo ayagana janadii fardowso allaha u kaso, intii dhaawacan tayna allaha degdeg u caafiyo. aamiin.

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :