asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

khayre1

Home » somali news »

jabahada onlf wixii ay ahaa yeen ayey noqdeen

xasuuq xabashiSoomaalidu waxaa ay tiraahdaa (wax aadan ahayn hadii aad sheegato wixii aad tahay ayaad soo baxdaa) maantay waxaan qoraal gaaban ku muujinayaa waxa ay yihiin jabhada onlf  la baxday, jabhada la magac baxday onlf ayaa sheegan jiray inay xabashi kula dagaalamaan gobolka soomaali galbeed, wararka ku saabsan jabhada onlf waxaa ka maqli jirnay  idacadaha laakiin majirin jabhad hubaysan oo xoog leh oo xabashi la dagaalanta oo ka muuqata gobolka soomaali galbeed, waxaase jiray koox shufto ah oo baaran jiray shacabka ku dhaqan soomaali galbeed, dabagal dheer oo aan ku sameeyey kuwa sheegana jabhada onlf ayaa ku soo ogaaday   inay yihiin dad aan ujeedo iyo kajeedo lahayn, ma ahan dad xornimo u dirir ah ,waa dad hunguri raadiS ahaa, waxaa xusid mudan bishii feberaayo 2018 dalnbiile cabdi ilay iyo danbiile gabre ay  nairobi isugu yeeray  horjoogayaasha jabhada onlf waxaana ay tageen nairobi ayaga oo dhaantaynaya, waxaana ay maan kala duldhaceen xabashigii gabre iyo danbiile cabdi iley, qalbi dhagax ilaa iyo hada waxaa uu amaan iyo duco la daba fadhiyaa xabashi,waxaan uu cadaw u arkaa dawlada soomaaliya, hadana sidii u dhamaayeen jabhadii onlf waxaa ayaga oo dhaantaynaya dhabta uga fariisteen xabashidii xasuuqday abkood iyo isirkood, waliba waxaa gobolka soomaali galbeed  banaanka yaala mayd aad u fara badan oo soomaali ah oo ay xabashidu xasuuqday, si kastaba ha noqotee waxaa soo afjarmay kooxdii baahnayd ee onlf, waxaana banaanka yimid wixii ay xabashi ka sheegi jirtay onlf, balse waxaa gobolka soomaali galbeed ka jira jabhada xoraynta gobolka soomaaligalbeed, waxaana ay dagaal faraha looga gubto la gali doontaa xabashi , dagaalkana joojin mayaan ilaa ay xabashi kasaaraan dhulka soomaaliyeed, ugu danbayn  xabashi  iyo xulufadoodu yeysan ku seexan inay dhulka soomaaliyeed nabad  ku joogaan.

by xaashi

HADAL BADAN HAAN MA BUUXSHO

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :