asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google

hassan-ali-khayre

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

soomaalida inteeda qariban xagee ku nool yihiin

qurba-joogta-waalan-e1418686586625Socdaal dheer oo aan ku soo kala bixinay dhamaan inta ay soomaalidu ka dagan tahay dunida ayaan ku soo ogaanay halka ay ku nool yihiin soomaalida qariban ee waliba u taagan inay qaribaan dalkii hooyo, soomaalidu waxaa ay u qaybsantaa dab joog iyo duur joog, oo macnaheedu yahay dal joog iyo qurbajoog, soomaalida ku nool gudaha soomaaliya %85 waxaa ay doonayaan nabad  iyo dawladnimo, %15 ma doonayaan nabad sababtoo ah waxaa ay haystaan hanti xaaraan ah, soomaalida qurbaha ku nool %95 ma doonayaan inay soomaaliya degto oo nabad noqoto,%5 ayaa laga yaaba inay rabaan inay soomaaliya nabad ka dhacdo, hadaba hadal badan haan ma buuxsho- maxay qurbajoogta soomaaliyeed ku diidan yihiin nabada soomaaliya?soomaalidu waxaa ay ku maahnaahdaa(soomaali saldano maxajisho) . dhankasta oo aan ka baaray sababta ay qurbajoogtu ku diidan yihiin in dalkoodii hagaago ayaa u arkay inay tahay wax aan dhaafsiis nayn (soor ama hunguri) qurbajoogta soomaaliyeed waxaa ay qurbaha ku haystaan xoogaa nolol ahoo aan badnayn, waxaana ay noqdeen calooshada la ciyaaryo, inta badan qurbajoogta soomaaliyeed waxaa caado u ah inay waxwalba ka dayaan dhanka xun sida qabyaalda iwm, qurbajoogta soomaaliyeed waxaa ay mawaafaqo ku yihiin inay sameeyaan waxkasta oo soomaalida sii kala figayn kara,mid ka mid ah fidnawadayaasha qurbajoogta ah oo aan waxka waydiiyey sababta uu ku diidan yahay inay soomaalidu dawladyeelato- waxaa ii sheegay hadii ay soomaaliya nabad noqoto waxaan ka baqayaa in dib la ii celiyo, taasina waa xaqiiqada ay isla qabaan qurbajoogta soomaaliyeed,%85 qurbajoogtii aan la kulmay kuma arkin wax wanaag ah, mida ay ka siman yihiin qurbajoogtu waa qabyaalad iyo qaran dumisnimo, soomaalidu waxaa ay ku maahmaahdaa (nin ay soori qaday iyo nin ay seefi qaaday kee daran) soomaalidu waa dad dalkoodii ka doortay sandareerto ay qurbaha ku haystaan, qurbajoogto soortii ay dalkooda ku badasheen kuma aysan qaboobin, waxaana ay qaadeen cudur iyo awlaad la,aan, si kastaba ha noqotee cidii doonaysa inay wax ka ogaadaan qurbajoogta soomaaliyeed habaarka ay ka dhaxleen qabyaalada iyo dawladdiidnimada waxaa idiinka filan waxa ay soogaliyaan social media sida facebooga iyo youtubka , ugu danbayn fidnada ka jirta gudaha soomaaliya waxaa ay ka socotaa qurbajoogta soomaaliyeed,  umada soomaaliyeed ee gudaha soomaaliya kunool waxaan u sheegayaa in qurbajoogta soomaaliyeed aysan dibdanbe soomaaliya ugu soo noqonayn ayaga iyo ubadkooda, maxaa yeelay waa dad jidfoolxun u maray nolosha dunida. by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :