asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google

hassan-ali-khayre

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news, tacsi »

tacsi Wariye Cawil Daahir Salaad

marxuum cawil daahirInaa lillahi wainaa ilaahay raajicuun waxa magaalada xamar ku geeriyooday allah u naxariistee wariyihii waynaa Cawil Daahir Salaad, geerida cawil waxaa sabab u ahaa qarax ay fuliyeen koox arxan laawayaal ah , wariyaha ayaa ka  mid ahaa wariyayaasha soomaalida kuwa loogu jecel yahay, wariye cawil waxaa uu marwalba bulshada soomaaliyeed u soo bandhigi jiray waxyaalo badan oo ka qaroonaa shacabka soomaaliyeed, geerida marxuum cawil daahir waxaa aad uga naxay dhamaan shacabka soomaaliyeed meel walba oo ay dunida ka joogaan, halkaan waxaan tacsi tiiraanyo leh ugu diraynaa ehelkii iyo qaraabadii iyo awlaadii iyo xaasaskii iyo saaxiibadii uu ka baxay wariye daahir cawil waxaan leenahay samir iyo iimaan allaha idinka siiyo,asagana janadii fardoso allaha ka waraabiyo, aamiin.

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :