asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google

hassan-ali-khayre

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

xildhibandii xabashida oo xasarad ka wada soomaliya

terrorest-damuljadiid-e1466733695879Tirada baarlamaanka soomaaliya oo ka kooban 275 waxaa ka mid ah 92 xildhibaan oo u shaqeeya xabashida iyo shisheeyaha ku soo duulay dalka soomaaliya, 92da xildhibaanadaan ayaa ahaa kuwo laga soo xulay ururada argagixisada ah ee ka dagaalama soomaaliya iyo kooxaha danbiilayaasha ah ee dawladdiidka ah, xildhibaanadaas waxaa soo xulay xabashida iyo carabta iyo dawlado reer galbeed ah, 92 aad dhagarqabe ujeedada loogu  soo dhexdaray baarlamaanka s0omaaliya ayaa ah in lagu cuuryaamiyo horumarka dawladnimo ee dalka soomaaliya, 92 daas dhagarqabe talaabadii u horaysay ee ay qaadeen waxaa ay ahayd shirkii ay ku mucaarayeen dawlada soomaaliya ee sanadkii hore ay ku qabteen dalka kinya, wixii ka danbeeyeey xildhibaanadaasu waxaa ay dhibaato joogto ah ku hayeen hor u socodka dawladnimo iyo nabad galyada soomaaliya. dhamaan qaraxyada lagu filiyo goobaha dawlada iyo goobaha shacabku ku nool yahay waxaa sahan iyo garwadeen ka ahaa 92da xildhibaan ee cadawga ee dhexfadhiya baarlamaanka soomaaliya, xildhibaanadaasu waxaa ay diideen in dastuurka la saxo, wax walba oo ay dawladu ku talaabsan lahayd waa ka hor yimaadeen, shaqadooduna waxaa ay noqotay mooshin iyo mishin , dhagarqabayaasu waxaa ay sabab u noqdeen dilkooda saraakiil iyo xildhinaano iyo fanaaniin iyo wariyayaal iyo dad  badan oo rayid ah oo lagu dilay soomaaliya, talaabadii u danbaysay ee ay 92da dhaqarqabe ay qaadeen ayaa ahaa mooshinkii ay ka keeneen madaxwaynaha jamhuuriyada soomaaliya mudane maxmad c/laahi farmaajo, ujeeda mooshinkoodu waxaa uu ahaa inay umada soomaaliyeed ka damiyaan iftiinka dawladnimo ee u bidhaamaya umada soomaalaiyeed, si kastaba ha noqotee 92  xildhibaanada ee xabashida ah waxaa ay taag u waayee shacabka soomaaliyeed oo marwalba  taageero buuxda u haya dawlada soomaaliya, dhaqdhaqaaqa  ay samaynayaan xildhibaanada dhagarqabayaasha ah waxaa soodhaweeyey oo aad ugu farxay dhamaan dawlada carabta iyo xabashida iyo kinya iyo shisheeye badan oo daaha hoostiisa ku jira, mooshinka dawlad duminta ah waxaa kale oo aad ugu farxay ganacsata  ka ganacsatada  dhiiga shacabka soomaaliyeed, ugu danbayn soomaalidu waxaa ay tiraahdaa (hadal badan haan ma buuxsho) soomaalidu hadii ay doonayso inay cid waliba ka adkaato waa inay jabisaa dhufayka qabiilka ee danbiile walba ku dhuumanayo.

by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :