asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google

hassan-ali-khayre

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

yaa saraakiisha soomaaliya laynaya ?

alaha u wada naxariistoInaa nuilaalhi waiaa ilaahy raajiciin, waxaan tacsi u diraynaa ehelkii iyo qaraabadii ay ka baxeen ciidamadii lagu qarxiyey degaanka dhanaane, waxaan tacsi khaas ah u diraynaa ehelada laba janan ee kala ahaa  jan-cumar aadan dhubbad iyo cabdi cali jamaame, labadaas sarkaal waxaa ay ahaayeen rag hawl kar ahaa oo daacad u ahaa dalkooda iyo dadkooda, hadaba waxaa is waydiin mudan yaa saraakiisa dilay ? saraakiisa waxaa dilay  dawladaha shisheeye  ee diidan inay soomaaliya horay u kacdo, dawladahaasu waxaa bartilmaameed u ah haldoorka soomaalida, waxaa xusid mudan dilkii qiyaanada ahaa ee lagu fuliyey general dhaga badan, waxaa jira kumaan kum ruux oo dhamaantood wax tar ahaa oo mid mid loogu qaarijiyey gudaha soomaaliya, magaca qaarijintooda waxaa loo isticmaalay shabaab,  hadaba maxay yihiin shabaab? shabaab waa magac ee ma ahan ciidan ama urur siyaaaseed, shabaab waa wax la sameeyey oo loogu tala galay in lagu duleeyo umada soomaaliyeed, qaraxyada iyo dilalka joogtada waxaa gudaha soomaaliya ka fulinya dawlado shisheeye oo dano ka leh soomaaliya, si kastaba ha noqtee umada soomaaliyeed waxan kula talin lahaa inay ka fakaraan sidii ay shisheeyeha uga saari lahaayeen dalka soomaaliya.

by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :