asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

khayre1

Home » somali news »

bbc iyo voa oo noqday war baahinta loogu neceb yahay soomaaliya

bbc and voa downUmada soomaaliyeed waxaa ay leeyihiin warbaahino fara badan oo kala duwan oo ay kala socdaan wax walba oo ka jira gudaha soomaaliya iyo aduunka kale, waxa jira taleefishino casri ah oo maqal iyo muuqaalba leh oo goobwalba ka soo waramaya, waxaa jira radio yaal fara badan, waxaa jira kumankum websade oo daqiiqad walba aad ka helayso waxkasta oo dunida iyo dalka ka jira, waxaa sababay in waxwalba oo dunida ka jira daqiiqad lagu ogaado ayaa ah technology casriga ah ee ay duunyadu ku talaabsatay, 25 sano ka hor  umada soomaaliyeed waxaa ay wararka aduunka kala socon jiren bbc oo kaliya, laakiin maantay waa laga maarmay oo looma baahna bbc iyo voa, waxaa taas dheer in shacabka soomaaliyeed ay aad u neceen wararka dulmiga ah ee ka baxa bbc iyo voada, idaacadaasu waxaa ay noqdeen kuwo loogu neceb yahay umada warbaahinta ku hadasha afka soomaaliga, labadaas idaacadood ku yimid qaymo dhac aad u wayn ,waxaan iswaydiinaynaa maxaa qaymo riday laanta afka soomaaliga ah ee bbcda iyo laanta af soomaaliga ee voa?,waxaa qaymo riday labadaas idaacadood ayaa ah wariayasha ka shaqeeya oo aan intooda badan waxba ka aqoon saxafada, bbc waxaa horay uga shaqayn jiray wariyaal khabiiro ahaa oo ay umadu aad jeclayd  dhexdhexaadna ahaa waxaa ka mid ahaan jiray allaha u naxariistee axmad xasan cawke iyo kuwo kale oo badan, wariyaasha hada u shaqeeya bbc voa ayaa ah kuwo aan anshaxa saxaafada aan aqoon badan lahayn lana kala safan xoogaga ku dagaalamaya soomaaliya, wariayaasha u shaqeeya bbc iyo voa waxaa si aan gabasho lahayn u taageersan yihiin oo buunbuuniyaan ururada argagixisada ee dagaalama soomaaliya, waxaa kale oo ay aad u geersan yihiin qawlaysatada dawladiidka ee ku kala sugan dalka iyo dibadiisa, laanta afka soomaaliga ee voa ayada laguma tilmaami karo idaacad, waa idaacad qaawan o u shaqaysa dadka aadaha ah intooda u khayrka daran, voa mar hore ayey ayadu daaqada ka baxday, voa waxaa dhagaysa oo ay idaacad u tahay kuwa shiidada caba iyo kuwa heesa iyo shabaab iyo dawladdiidyada, umada soomaaliyeed %97 ma dhagaystaan laanta afka soomaaliga ee voa, wararka ka baxa voa da umada soomaaliyed ma jecla, dadka aqoonyahana isku sheega ee marwalba ka hadla voa da ayaa ah kuwo aan qaymo badan ugu fadhin umada soomaaliyeed, hadii ay isqabtaan labada idaacadoo ee bbc iyo voa waxaa %30 ila roon bbcda, idacada voa waxaa ay u goday heeso iyo taageero argagixiso, idaadaha bbcda iyo voa waxaa marwalba ka dhexhadla dad diidan dawladnimada iyo hurumarka soomaaliya, si kastaba ha noqotee anaga oo ogsoon dawladaha iska leh bbc iyo voa  ay yihiin dawlado shisheeye oo lugooyo faraban ku haya umada soomaaliyeed,ayaa hadana waxaa dawladahaas  sii fashiliyey  wariyayaasha macmalka ah ee ay geeyeen idaacadahaan,ugu danbayntii wariyayaasha u shaqeeya voa iyo bbc waxaan lee yahay umada soomaaliyeed aad bay idiin taqaanaa waxaa tihiin ee cawradiina asturta.

by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :