asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

khayre1

Home » somali news »

kenya dhaqalo intaa le,eg ayaa ka soo gala nadaamka argagixisada

kenya argagaxWaxaa geeska afrika ka jira barnaamij lagu magacaabo argagixiso oo lagu helo dhaqaale aad u badan, barnaamijkaas markii hore waxaa lagu talaalay dalka soomaaliya waxaana aad iyo aad ugu macaashay  dawladaha dariska la ah soomaaliya, iyo hayado badan oo hoos taga qaramada midoobay , barnaamijkaas argagixisa la dirirka waxaa ku hoos duugan malaayiin arimood oo kala duwan oo dhamaantood dhibaato ku ah dalka iyo dadka soomaaliyeed, marka hore maxay tahay waxa argagixisada lagu inay jooogaan soomaaliya ama geeska afrika?, kooxaha ka dagaalama geeska africa ee lagu sheego argagixisada waa dad meesha lagu abuuray oo shaqaale ah oo mushaar qaata oo fuliyana wixii loo diro, sababta loogu abuuray  kooxahaan argagixisada ah ayaa ah in lagu cuuryaamiyo umada soomaaliyeed iyo in diinta islaamka lagu ceebeeyo iyo in diinta dhibaato looga dhigo shacabka soomaaliyeed si ay u nacaan, kooxahaan argagixisada ahi waxaa ay si toos ah u bartilmaadsadaan shacabka soomaaliyeed, waxaana ay laayaan culumada iyo haldoorka soomaaliyeed, hadaba dawladaha ku faaiday barnaamijka argagixisada ee ka jira geeska africa waxaa ka mid ah dawlada kenya iyo itoobiya iyo jabuuti iyo uganda iyo burundi, sanad walba dhaqaalo xad dhaaf ah ayaa uga soo xarooda barnaamijkaas, dawlada kenya dhaqalaha uga soo xarooda barnaamijka argagixsa la dirirka waxaa uu 10 jeer ka badan yahay canshuurta dalkeeda sanadkii uga soo xaroota, dawlada kenya ayaa si toos ah u maal galisa argagixisada dhibaatada ku haysa umada soomaaliyeed, falalka ka dhacaya gudaha kenya iyo gobolada ay xooga ku haysato dawlada kenya waxaa ka danbaysa dawlada kenya, weerarkii foosha xumaa ee laguqaday westgate mall iyo midka sanadkaan ka dhacay hotelka dust d2 waxaan dhihi karaa waxaa ka danbaysa dawlada kenya , waana mid ay boorka uga kicinayso barnaamijka argagixiso la dirirka ee ay ku hesho dhaqaalaha badan, si kastaba ha ahaatee dawlada xabashida iyo kenya iyo jabuti waxaa gudaha soomaaliya uga jira kumaankum ciidan ah oo dhibaato balaaran ku haya shacabka soomaaliyeed, dawlada kenya waxaa ay kismayo ku ilaalinaysaa argagixiyihii waynaa  ee axmad madoobe iyo ciidankiisii, dawlada kenya waxaa si aan gabasho lahayn  go,doomisay gobolka ay gumaysato ee NFD, waxaana ay gobolkaas madax iyo masuul uga dhigtay kooxyar oo argagixiso ah oo wixii ay doonaan ka sameeya gobolkaas, shacabka ku dhaqan gobolkaNFD  dawlada kenya waxaa ay ku qortay inay dhamaantood yihiin argagixiso,waxaana ay albaabdii isugu dhufatay iskooladii. waxaana ay gobolkaas ka saartay macalimiin iyo dhaqaatiir ka soo jeeda gobolada kale ee uu sawaaxiligu dego, dawlada kenya ayaa horay ugu dhaqaaqday inay darbi kadhisto dalka soomaaliya si ay u kala g,doomaan shacabka soomaaliyeed, sidoo kale dawlada kenya ayaa wali ku doodaysa inay dhulbadeedka soomaaliya ay barleedahay, dawladaha dariska la ah soomaaliya waligood kama shaqaynayaan nabad iyo nolol iyo wanaag ka dhasha soomaaliya, hadaba dawlada kenya danteeda ayey ka aragtay inay taageerto argagixisada lagu abuuray geeska afrika beena u sheegto shacabkeeda, fartana ugu fiiqdo umada soomaaliyeed,ugu danbayntii argagisadii weeraray  shacabka masaakiinta ah ee ku sugnaa hotelka dust d2 ma ahayn soomaali, dhanaantood waxaa ay ahaayeen danbiilayaal sawaaxili kenyti ah.

xuseen xasan nairobi kenya

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :