asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

khayre1

Home » somali news »

maxaad ka taqaanaa caruur ta xukunta ciidamada dalka soomaaliya

ciidan sareeye guutoWadanka soomaaliya waxaa ka jira waxyaabo badan oo aduunyada ugub ku ah Ama caqligaagu uu diidayo, waxyaabaha ugubka ee lagu arkayo soomaaliya waxaa ay ka dhasheen fawdadii iyo dawlad la,aantii mudada dheer ka jirtay halkaas, maantay waxaan qoraalkayga ku soo qadanaynaa caruurta u saraysa ciimada soomaaliya, caruur markii aan lee tahay waxaan ula jeeda laba ruux oo markii loo fiiriyo ciidamamada soomaaliya ugu da, yar, hadana wata darajada u sareeya, lamana garayo halka ay ka keeneen darajadaas iyo cida siisay iyo waxa ay ku mataysteen, labadaas oo ruux ayaa kala ah- sareeye guuto odowaa yuusuf raage iyo gabadha layiraaho sareeye guuto zakiya xuseen axmad, hadii aan sharaxaad ka baixino labadaas ruux ayaa ah kuwo dhashay qixii ama ku dhawaa, odowaa ayaa dhashay 1989kii waana 32 jir, waligiisna ciidan dawlo kama mid noqon, waxaana uu hana qaaday wixii ka danbeeyey 2000 kii hadana waxaa uu sitaa darajada usareeya ciidamada soomaaliya, gabadha zaki ayaa dhalatay qaxii dhexdiisa, waxaana ay ku qaangaartay qurbaha, dalka soomaliyana waxaa ugu horaysay 2014kii, hadana waxaa ay noqotay gabadha u saraysa ciidamada soomaaliya, oo waxaa ay gaartay sareeye guuto, darajada sareeyo guuto  ayaan filayaa inay tahay darajada usaraysa ciidamada soomaaliya, sida caalamka ka jirta qofka wata daraja sare ee ciidamada waxaa uu yahay qof waayeel ah oo xiirtay, laakiin soomaaliya waxaad arkaysa cunug aad u yar oo sheeganaya inuu yahay caalin mufti ah iyo cunug wata darajada u saraysa ciidmada iyo cunug brofosor ah ama dhaqtar wayn ah, waana arin aan ka tarjumayn anshaxa iyo awooda iyo siyaasada iyo cilmiga wareeray, ugu danbayn labada shaqsi ee aan qoraalkayga ku soo qaatay uma soo qadan inaan aflagaadeeyo , laakiin waa mid u baahan inay soomaalidu wax iska waydiiso sida ay macquul kunoqotay in waayeeladii ay ka awood bataan caruurtii ay dhaleen. by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :